Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid Mudane Suleymaan Maxamuud Fargah ayaa kormeeray waddooyin laami iyo interlock ah oo laga hirgelinayo suuqa labaad ee caasimadda ee Suuq Bacaad.
Waddooyinkaan dhismahooda ayaa waxaa iska kaashanaya hirgalintooda shacabka Degmada Yaaqshiid, Maamulka Gobolka Banaadir iyo ganacsatada suuqa.