Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socda Bangiga Adduunka oo booqasho ku tegay xarunta Wasaaradda Caafimaadka Puntland “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wafdi ka socda Bangiga Adduunka oo booqasho ku tegay xarunta Wasaaradda Caafimaadka Puntland “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta booqasho ku tegay xarunta Wasaaradda caafimaadka Puntland wafti ka socda Bank Adduunka oo uu hogaaminayo Dr. Zubayr uuna wehelinaysay Alma.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Puntland Dr- Jaamac Faarax Xasan oo uu weheliyo agaasimaha guud Dr Cabdirisaaq Xirsi Xasan ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa waxaana ay ka wada hadleen mashaariicda Bangiga adduunka ka tageero Wasaaradda, gaar ahaan mashruuca Marwo Caafimaad.

Related posts

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026

Kulanka inta uu socday ayaa diiradda lagu saaray halka mashruucaasi marayo dadaalka socda iyo sidii loo sii hormarin lahaa.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Dr Jaamac Faarax ayaa ku soo dhaweeyay xarunta Wasaaradda waftiga, waxaana uu warbixin ka siiyay guud ahaan halka uu marayo caafimaadka Puntland dadaalka loogu jiro ka hortagga COVID-19, soo dhawaynta kadib waxaa shirka sii hogaamiyay Agaasimaha guud Dr Cabdirisaaq Xirsi oo faahfaahin ka siiyay mashaariicda ay ka wada shaqaynayaan bangiga Adduunka, barnaamijka Marwo Caafimaad.

Dr Zebeyr ayaa sheegay in booqashadooda ay la xiriirta sidii ay usoo ogaan lahaa mashaariicda Wasaaradda ay ka wada shaqaynayaan horumarka laga gaaray iyo qorshayaasha socda, waxa uu Wasaaradda ku bogaadiyay horumarka ka socda caafimaadka deegaannada Puntland.

Previous Post

Wasaaradda Gaadiidka oo gubtay dokumiintiyo dhacay “SAWIRRO”

Next Post

Odoyaasha dhaqanka ee Cadaado oo xoolo loogu talagalay ciidanka ku wareejiyay maamulka Dhuusamareeb

Next Post
Odoyaasha dhaqanka ee Cadaado oo xoolo loogu talagalay ciidanka ku wareejiyay maamulka Dhuusamareeb

Odoyaasha dhaqanka ee Cadaado oo xoolo loogu talagalay ciidanka ku wareejiyay maamulka Dhuusamareeb

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

February 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah uga kala wareegay...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

February 18, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In