Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socda dowladda oo Dhuusamareeb kula kulay dadka degaanka-SAWIRRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hoggaaminayo Siihayaha Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Mahad Maxamed Salaad iyo saraakiil ciidan ayaa gaaray magaalada Dhuusamreeb ee xarunta gobolka Galguduud.

Masuuliyiintaan ayaa gobolka u tagay arrimo ay ka mid yihiin tayaynta ciidamada qalabka sida ee ku sugan gobolka iyo dardar galinta maamul u sameynta gobollada dhexe.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Jenaaral Maxamed Jimcaale Rooble Goobaale iyo guddoomiyaha gobolka Galguduud Xuseen Cali Weheliye “Cirfo” iyo masuuliyiin kale ayaa meel fagaaro ah kula hadlay dadka Dhuusamreeb ku nool, ayagoo sheegay in dowladdu ay dadka degaanka u qabanayso adeegyo u ugu horreeyo ammaanku, ayagoo ugu baaqay inay la shaqeeyaan ciidamada.

Ciidamo ku sugan agagaarka Dhuusamareeb ayaa la siin doonaa tababar iyo saanad ciidan, kuwaas oo qeyb ka ah ciidamada XDS sida ay Radio Muqdisho u xaqiijiyeen saraakiil ku sugan Dhuusamreeb.

Wafdigaan waxaa ka mid ah xildhibaano ka tirsan baarlamaanka, waxayna masuuliyiintu dadka degaanka ku dhiirri galinayaan sidii ay u sameysan lahaayeen maamul metela dadka ku nool gobollada dhexe. Dowladda ayaa horay guddi farsamo oo taageera siiyaa dadka degaanka u magacowday maamul u sameynta gobolladaasi. Dadaalladaasina wali waxay ka soconayaan gobolladaasi.

 

DSC00116 DSC00124 DSC00086 DSC00088 DSC00089 DSC00090 DSC00092 DSC00094 DSC00096 DSC00102 DSC00110 DSC00113

Maxamed Cabdi Maxamed,  Dhuusamareeb

Previous Post

Shacabka iyo maamulka Bakool oo soo dhaweeyay ciidamada lagu tababaray Tayeegloow

Next Post

Howl-gallo dad lagu soo qabtay oo ka soconaya magaalada Beydhabo

Next Post

Howl-gallo dad lagu soo qabtay oo ka soconaya magaalada Beydhabo

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In