Waxaa Goor dhaw Magaalada Dhuusamareeb Gaaray Wafdi uu Hogaaminayo Xildhibaan Yusuf Gelle Ugas kuwaasi oo maalmihii la soo dhaafay waday abaabul lagu xoojinaayo dib u xoreeynta degaanada kooxda Argagixisada joogaan.
Xildhibaanka iyo waftiga maanta gaaray Dhuusamareeb ayaa qeeyb ka noqonaya howl galka ciidanka Xoogga iyo kuwa degaanku ka sameeynayaan Degaannada Ceel-garas, Ceel-lahelay ilaa Ceelbuur.