Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socda Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo gaaray Magaaladda Garoowe

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Wafdi ka socda Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo gaaray Magaaladda Garoowe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdigaan ka socday Guddiga madaxa banaan ee  Doorashooyinka Qaranka  oo uu Hoggaaminayay Guddoomiye ku xiggeenka Guddigaani Mudane Sayid Cali shikh Maxamud, waxaa ku soo dhoweeay Garoonka diyaaradaha Magaaladda Garoowe Madaxda Bulshada Rayidka ah ee Puntland , Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland iyo Masuuliyiin kale oo ka socotay Laamaha Maamulka Puntland.

Guddoomiyaha Ururada Bulshada Rayidka ah ee Dowlad goboleedka Puntland Mudane Faysal Axmed Warsame iyo Guddoomiye ku xiggeenka Guddiga KMG ah ee Doorahsooyinka Puntland, waxay si wada jir ah u soo dhoweeyeen wafdigaan soo gaaray Magaaladda Garoowe, iyaggoona xusay in ay mmuhiim tahay fahamka Bulshadda ee hanaanka doorasho ee dalka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Mudane Sayid cali shikh Maxamud, waxa uu ka mahad celiyay Soo dhowaynta loo sameeyay, isagoo xusay  in imaanshahooda Puntland salka uu ku hayo la tashiyada Bulshadda iyo fahamka Guud ee hanaanka dimuqraadiyadeed ee dalku u gudbayo .

Guddigan, ayaa ka shaqaynaya hirgalka nidaam dooraho oo ku yimaada Hal-qof Hal-cod marka la gaaro sanadka 2020.

Previous Post

Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Shariciga Shaqaalaha Rayidka ah iyo Tubta Siyaasada Loo dhan-yahay+Sawirro

Next Post

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka oo kormeer ku sameeyay Xafiiska Bixinta Baasaboorka ee Dhuusamareeb

Next Post
Agaasimaha Hay’adda Socdaalka oo kormeer ku sameeyay Xafiiska Bixinta Baasaboorka ee Dhuusamareeb

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka oo kormeer ku sameeyay Xafiiska Bixinta Baasaboorka ee Dhuusamareeb

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In