Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socda Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo gaaray Jowhar

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray Jowhar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xubno ka tirsan guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle.

Xubnaha guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa waxaa hoggaaminayay Khadiijo Cosoble oo ka mid ah xubnaha sare ee Guddiga, waxaana si diiran loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha magaaladaas.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xarig jaray xarun loo diyaariyay ka jawaabista xaaladaha degdeg ah ee amniga Isgaarsiinta

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xarig jaray xarun loo diyaariyay ka jawaabista xaaladaha degdeg ah ee amniga Isgaarsiinta

March 7, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta gaaray dalka Tanzania

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta gaaray dalka Tanzania

March 7, 2026

Khadiijo Cosoble oo Warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay in ujeeddada ay u soo gaareen magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad goboleedka Hirshabeelle tahay sidii ay xog-wareysi dhanka hannaanka doorashada ay ula yeelan lahaayeen bulshada qeyabheeda kala duwan ee deegaannada Hirshabeelle.

Wafdiga ka socda Guddiga Madaxa bannaan Doorashooyinka Qaranka ayaa inta ay ku sugan yihiin magaalada Jowhar waxay kulamo la yeelan doonaan mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeelle iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Previous Post

Dib u dhiska lagu sameeyay qaar ka mid ah waddooyinka Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kormeeray Garoonka diyaaradaha Baydhabo

Next Post
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kormeeray Garoonka diyaaradaha Baydhabo

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kormeeray Garoonka diyaaradaha Baydhabo

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xarig jaray xarun loo diyaariyay ka jawaabista xaaladaha degdeg ah ee amniga Isgaarsiinta

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xarig jaray xarun loo diyaariyay ka jawaabista xaaladaha degdeg ah ee amniga Isgaarsiinta

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta Qaran ee Amniga Saaybarka (SOMCIRT),...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta gaaray dalka Tanzania

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta gaaray dalka Tanzania

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyay magaalada Arusha ee...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ciidanka Qaranka...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In