Wakiilka Soomaaliyaa ee hay’adda qaxootiga Aadduunka ee UNCHR iyo ergaga gaarka ee uqaabilsan Afrika ayaa gaaray magaalada Beledweyne kadib fataahaadihii wabiga Shabeelle u ka sameyay Beledweyne.
Iyagoo kulan laqaateen madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare waxaana ay kala hadleen xaaladda iyo sida barakacaaysha sida gargaar lagu gaarsiin karo dadka ka baxay hooygi ay daganaayeen hataana ku sugan xeryahay magaalada Beledweyne
Dhanka kalana waxay kormeer ku tageen qar kamid ah xeryaha ay dadka ku barakaceen ee Beledweyne,si ay ugu kuur galaan xaaladda ka jirta xiryaha dadka ay ku sugaan yihiin.
Magaalada Beledweyne ayaa hataan kasoo kabanaysan fatahaadii webiga shabeelle u ka sameyay magaalada , iyadoo ay ka barakaceen guud ahaan dadkii ku noola Bekedweyne.