Sunday, July 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socda Maamulka G/Banaadir oo safar shaqo ku Jooga dalka Koofur Africa+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wafdi ka socda Maamulka G/Banaadir oo safar shaqo ku Jooga dalka Koofur Africa+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye ku xigeenka 1-aad ahna guddoomiye ku xigeenka maaliyadda gobolka Banaadir  ayaa dalka Koofur Africa u yimid socdaal shaqo oo la xariira hanaanka shaqo ee suuqyada caalamka iyo sida looga faa’iideysto dhulka banaan ee ku habboon in laga sameeyo ganacsiga iyo fursadaha la xariira .

Waxaa socdaalkaan  shaqo soo agaasimay hey’adda UN Habitat oo Maamulka Gobolka gobolka Banaadir kala shaqeysa Dhinacyo badan oo la xariira Suuqyada, dhulka banaan ee dadweynaha ku nastaan goobaha lagu cayaaro iyo waliba dhalinyarada Dowladaha hoose ee magaalooyinka Johannesburg iyo Durban ayaana marti galiyay wafdigaani sida uu sheegay gudoomiye ku xigeenka dhinaca maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir Ismaaciil Macalin Cabdi Guure.

Related posts

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

July 26, 2026
Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga

July 26, 2026

“Imaantin keena South Africa Ujeediisa waxaa ay aheyd in aan ka faa’iideysano Khibrada dhanka Suuq yada Dowlada Hoose ee magaalada Johannesburg oo na marti galisay anaga oo ka socona dowlada hoose ee xamar waxaa ay bixisaa adeeg yo badan oo ay ka mid tahay suuq yada si aan ugu tagno dad naga khibrad badan ayaa hey’ada UN habitat waxaa ay noo doortay magaalooyinka Johannesburg iyo Darban ee Dalkaan South Africa”

Cismaaciil Macalin Cabdi Guure waxaa uu intaasi ku daray in Xariirka labada magaalo uu yahay mid bilow ah ayna rajeynayaan in ay sii xoojiyaan si wax badan ay isku dhaafsadaan labada dowladood ee Soomaaliya iyo South Africa.

“Dabcan hada Xariirkeena bilow waaye waxaan rajeyneynaa in aan xoojino oo aan gaarsiino in aan kala faa’iideysano ayagana noo yimaadaan runtii markaa ka sheekeynaynay magaalada Muqdisho wax badan iska badaleen sidii hore wax badan oo ayaga ku cusubna aan u gudbinay marka waa laga yaaba in wax badan is dhaafsano”

Dhanka Kale waxaa uu Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee gobolka banaadir ahna gudoomiye ku xigeenka Maaliyada sheegay in Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalkan koofur Africa la doonayo in ay qeyb ka noqdaan horumarka ka jira dalka ayna ka qeyb qaataan barnaamijka hal dollar ku dhiso dalkaada.

“Waxyaabaha aan dooneyno in aaan kala hadalno waxaa ugu muhimsan xaalada dalka,horumarka socda caasimada iyo iskaashiga bulshada Soomaaliyeed ee lagu so celinayo bilicda magaalada marka jaaliyada South Africa waxaan ka dooneynaa waa in ay qeyb ka noqdaan ugu yaraan hal ama labo wadao ay qaataan dayactirkooda sido kale ay maalgashtaan suuqyada magaalada”

Inta uu joogo dalkaan Koofur Africa wafdiga marka ay u dhamaato howlaha ay u yimaadaan waxaa ay kulan la qaadan doonaan jaaliyadaha Soomaalida ee magaalooyinka Darban iyo Johannesburg kuwaa oo ay kala hadli doonaan xaalada guud ee uu marayo dalka Soomaaliya.

16216148_10211515108533941_725560383_n 16216258_10211515120014228_507801649_n 16237025_10211514661922776_1913692799_n 16244126_10211515111134006_2012509927_n

C/laahi Qorshe Johannesbur South Africa

Previous Post

Guddoonka Baarlamaanka Oo Shaaciyey Magacyada Guddiga Doorashada Madaxweynaha ….Akhriso

Next Post

Maleeshiyada Al-Shabaab oo weerartay Hotel ku yaala Muqdisho

Next Post
Maleeshiyada Al-Shabaab oo weerartay Hotel ku yaala Muqdisho

Maleeshiyada Al-Shabaab oo weerartay Hotel ku yaala Muqdisho

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

July 26, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga

July 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee JFS, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi heer...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

July 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska Xero Maslax ee...

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

July 25, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In