Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socda Soomaaliya oo Masar uga qeybgalaya shir ku saabsan saxaafadda Afrika+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Wafdi ka socda Soomaaliya oo Masar uga qeybgalaya shir ku saabsan saxaafadda Afrika+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi ka socda wasaaradda warfaafinta Soomaaliya oo uu hoggaaminayo agaasme C/raxmaan Yuusuf Sheekh “Alcadaala” ayaa dalka Masar uga qeygalaya shir looga hadlayo horumarinta Saxaafadda Afrika.

Shirka waxaa soo qabanqaabisay Wasàradda arrimaha dibadda ee Masar, waxaana ka qeybgalaya wafuud ka kala socota warbaahinta Sodon dal, shirkan ayaa looga hadlayaa sida ay warbaahinta Afrika ugu jihaynlahayd Bulshada Afrika in ay iska horqaadaan caqabadaha haysta sida , musuqa, xagjirnimada, abaaraha iyo gaajada.

Related posts

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026

Waxaa kaloo laga jadlayaa shirkan in saxaafaddu ku dhiirigaliso dunida iyo dadka Afrikaanka ahba in ay maalgashadaan  soona saartaan khayraadka ku jira dalalkooda.

Maanta waxeey Ergooyinku booqdeen xarunta baarlamànka Masar oo ay kula kulmeen Guddoomiyaha baarlamaanka iyo ku xigeennadiisa, sidoo kale waxeey galabta la kulmeen ganacsatada ugu waawayn dalka Masar oo ay ka doodeen sida loo muujinkato khayraadka Afrika.

Previous Post

Galmudug oo cafis u fidisay afar badmaax oo u dhashay Dalka Yeman

Next Post

Hay’adda IOM oo ka digtay Macluul soo wajahda dalal ay Soomaaliya ka mid tahay.

Next Post
Hay’adda IOM oo ka digtay Macluul soo wajahda dalal ay Soomaaliya ka mid tahay.

Hay’adda IOM oo ka digtay Macluul soo wajahda dalal ay Soomaaliya ka mid tahay.

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa ka degay Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud ee magaalada...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In