Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socda Wasaarada Qorsheenta DFS iyo qaar ka mida Maamul goboleedyada oo gaaray Rwanda + (sawiro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wafdi ka socda Wasaarada Qorsheenta DFS iyo qaar ka mida Maamul goboleedyada oo gaaray Rwanda + (sawiro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdiga Puntland ka socda oo uu Hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Puntland Xuseen Cabdi Jaamac baad ayaa waxaa ku weheliya Agaasimaha Waaxda Istaatistikada Puntland Cabdinaasir Cali Dahir.

Wafdiga ayaa waxaa casuumay Wasaarada Qorshaynta iyo Maaliyada dalka  Rwanda waxaana u fududeeyey Hay’adda SIDA ee dalka Sweden. Waxaana Wafdiga Puntland ku weheliya Aqoon kororsiga wufuud ka socota DFS iyo Somaliland.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Ujeedada Aqoon kororsiga ayaa ha inay wax ka barataan sida Rwanda dib ugu dhisatay Hay’adaheeda dawladeed, gaar ahaan Qorshaynta iyo Istaatistikada.

Wafdiga ayaa intii ay Aqoon kororsiga ku guda jireen waxay la kulmeen Agaasimaha guud oo ee Istaatiskada oo si diiran u soo dhaweeyay. Waxay kaloo booqdeen Rwanda Memorial Genocide Center

Mudada Aqoon kororsiga ayaa waxay tahay Todobaad, waxaana dhanka DFS iyo Maamulka Somailand ka socday agaasimaha guud ee Wasaradaha Qorahaynta iyo Agaasimaha Waaxda Istaatistikada.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Puntland Xuseen Cabdi Jaamac baad ayaa ah Aqoonuyahan dhalinyaro ah oo wax badan ka qabtay Wasaarada Qorshaynta intii uu ka ahaa Agaasimaha Guud.

q1q2q3q5

Previous Post

Dhageyso: Warka Radio Muqdisho

Next Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Next Post
Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In