Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Suudaan gaaray ”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu Hogaaminayay Xoghayaha Joogtada ee Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya Mudane Cali Bin Cali oo ku sugan Caasimada Dalka Sudan ee Khartoum ayaa Kulamo kala duwan la yeeshay Masuuliyiinta Wasaarada Arimaha Dibada ee Dalka Suudan.

Wafdiga ayaa  waxaa Soo dhaweeyay Masuuliyiin Ka Socotay wasaarada Arimaha dibada Suudan, iyo xubno ka mida Safaarada Dalka ee Suudaan .

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Xubnaha wafdiga ayaa la kulamay masuuliyiinta Wasaarada arrimaha Dibada Suudan iyagoo iska Xogwareystay arrimo badan oo ay Kamid ahaayeen Xaalada labada Dalay, iyo xiriir iskaashi oo la adkeeyo.

Waxaa kale oo xubnaha wafdiga ay ay la kulmeen, masuuliyiinta Jaamacada Caalamiga Africa, oo casho sharaf u sameeysay masuuliyiinta, sidoo kalana waxaya la kulmeen  ardayda wax ka barata jaamacadda Africa ee Soomaalida ah.

Xoghayaha ayaa ardayda kula dardaarmay in ay ku dadaalaan waxbarashadooda islamarkaana ay ka faa’iidaystaan Fursadaha ay siisay dowladda aan walaalaha nahay ee Suudan.

Dhanka kale Agaasime ku Xigeenka Waaxda Carabta Wasaarada Arrimaha Dibada oo ka mida Wafdiga Wasaarada ee Suudaan gaaray, Mustafa Aadan Dagal ayaa Ardayda Soomaaliyeed ee Suudaan kala hadlay arrimaha tahriibka.

DSC06087 DSC06085 DSC06081 DSC06076 DSC06064 DSC06002 DSC05993 DSC05982 DSC05980 DSC05979 DSC05975 DSC05968 DSC05964

Yuusuf  Kaashmiir

Previous Post

Soomaaliya iyo Kenya oo kala saxiixdey heshiis iskaashi+Sawirro

Next Post

Danjire Daahir Geelle oo la kulmey Maal qabeen Amir Waliid Bin Talaal “Sawirro”

Next Post
Danjire Daahir Geelle oo la kulmey Maal qabeen Amir Waliid Bin Talaal “Sawirro”

Danjire Daahir Geelle oo la kulmey Maal qabeen Amir Waliid Bin Talaal "Sawirro"

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In