Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socoda dowladda oo maanta gaaray Degmada Tayeglow

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sii-hayaha xilka Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo wafdi uu horkacayo oo uu kamid yahay Sii-hayaha Wasiiru dowladlaha Arrimaha gudaha Maxamuud Macalim Yaxye ayaa gaaray degmada Tayeglow ee gobolka Bakool,ujeedada socdaalka Wafdigan ayaa ah in ay qalabeeyaan cutubyo ka tirsan ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya oo dhowaan tababar loogu soo xiray degmadaasi.

Wafdiga ayaa waxaa ay kulan la yeesheen mas’uuliyiinta maamulka degmada iyo qeybaha bulshada ee halkaasi,iyagoo kala hadlay arrimo ay kamid yihiin xalinta dhibaatadii ka dhalatay haween dhowaan lagu laayay degmada Tayeglow.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sii-hayaha Wasiirka Gaadhaandhigga Mudane Maxamed Sheekh Xaamud oo hadal u jeediyay askar ka tirsan Ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay in ay mudnaanta koowaad siiyo Ciidamada qalabka sida ee dalka.

Sidoo kale mas’uuliyiinta wafdigan ayaa waxaa kamid ah xubo ka tirsan laanta Qaramada Midoobay u qaabilsan ka hortaga askareynta Carruurta kuwaas oo hubinaya in askarta dowladda Soomaaliya ay tababarto ay  ku jiraan carruur iyo in kale.

 

 

Previous Post

Tilmaamaha Khawaarijta Dhageyso

Next Post

Urur dhallinyaro oo ku dhawaaqay wax ka qabashada Soomaali ku dhibaataysan Koonfur Afrika”sawiro”

Next Post

Urur dhallinyaro oo ku dhawaaqay wax ka qabashada Soomaali ku dhibaataysan Koonfur Afrika"sawiro"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In