Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi uu hogaaminayo Agaasimaha guud ee Wasaradda Warfaafinta oo gaaray Khartoum “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wafdi uu hogaaminayo Agaasimaha guud ee Wasaradda Warfaafinta oo gaaray Khartoum “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa habeenimadii xalay gaaray xili saqdhaxa ah magaalada Khartoum ee Dalka Suudaan  wafdi uu hogaaminayo Agaasimaha guuud ee wasaarada warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdirisaaq Cali Yusuf  Bahlaawi, agaasimaha Wakaalada wararka Soomaaliyeed ee Sonna iyo madaxa shaqaalaha ee isla Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya.

markii ay gaareen khartoum waxaa garoonka ku soo dhaweeyay madaxda safaarada soomaliyeed ee dalka sudan uu hogaaminayay lataliyaha koowaad ee safaarada soomaliyeed ee dalka sudan ahna Qunsulka safarada u Qeebsanhaa Warfaafinta ee safarada madaxda jaaliyada iyo qaar ka mid ah  aqoonyahanada soomaaliyeed ee ku sugan dalkaaasi sudan

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Fiidow Maxamuud Fiidow oo ah u qebsanaha warfaafinta ee safaarada soomaaliya ee dalka sudan ayaa warbaahinta qaranka u sheegay in wafdigan ay joogi doonaan mudo todobaad ah isagoo cadeeyay in imaatinkoodu uu yahay sidii loo adkeen lahaa xiriirka  2da wasaaradood

Waa markii ugu horeysay oo uu booqasho rasmi ah ku yimaado agaasimaha guud ee wasarada warfaafinta dowlada soomaliya Cabdirisaaq Cali yusuf Bahlaawi isaga iyo xubnaha la socdayba.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11

Previous Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha oo la filayo in maanta uu booqasho ku tago Beydhabo

Next Post
Madaxweynaha oo taliyeyaasha cusub ee Asluubta iyo Booliska kula dardaarmey dardargelinta hawlaha amniga “SAWIRRO”

Madaxweynaha oo la filayo in maanta uu booqasho ku tago Beydhabo

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In