Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi uu hogaaminaayo Wasiir Ku-xigeenka Maaliyadda Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wafdi uu hogaaminaayo Wasiir Ku-xigeenka Maaliyadda Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hogaaminaayo Wasiir Ku-xigeenka Wasaradda Maaliyadda Xukumadda Fedaralka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Cali (Qaloocow) oo maanta gaarey magaalada Baydhabo ayaa waxaa garoonka diyraadaha ku soo dhaweyay Wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Mas’uliyiin kala duwan .

Soo dhaweyn kaddib waxaa ugu horeyn Warbahinta la hadlay Wasiirka Wasaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo Baydhabo ku soo dhaweyey Wafdiga uu hogaaminayo Wasiir ku-xigeenka Maaliayadda Soomaaliya .

Related posts

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026

Mudane  Cabdullaahi Sheekh Cali (Qaloocow) Wasiir Ku-xigeenka Wasaradda Maaliyadda Xukumadda Fedaralka Soomaaliya ayaa ugu horeen ka mahadceliyay soo dhaweynta wanaagsan ee loo sameyay, wuxuuna dhanka kale amaaney horumarada kala duwan ee ka socoda deeganada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Wasiirka iyo Wafdiigiisa ayaa magalada Baydhabo u tegay howlo shaqo ,waxaana isaga iyo wafdigiisa maal mahan ay shirar kala duwan la yelan doonan Madaxda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

Previous Post

Taliyaha cusub ee saldhigga booliska Guriceel oo loo sameeyay kulan soo dhaween ah

Next Post

Horumarinta wxbarashada ardayda Soomaaliyeed oo laga wada hadlay “SAWIRRO”

Next Post
Horumarinta wxbarashada ardayda Soomaaliyeed oo laga wada hadlay “SAWIRRO”

Horumarinta wxbarashada ardayda Soomaaliyeed oo laga wada hadlay “SAWIRRO”

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In