Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi uu hogaaminayay madaxweynaha Galmudug oo dib ugu laabtay Cadaado+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wafdi uu hogaaminayay madaxweynaha Galmudug oo dib ugu laabtay Cadaado+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hogaaminayay madaxwaynaha dawlad goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayna qayb ka ahaayeen Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug Cali Gacal Casir, wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Galmudug ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado.

Wafdiga oo ka soo ambabaxay magaalada Muqdisho waxaa garoonka diyaaradaha Cadaado ku soo dhaweeyay madaxwayne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi iyo mas’uuliyiin kale.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug Cali Gacal Casir oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha ayaa sheegay in wafdigiisa oo qaar ka mid ah wadamada Yurub soo maray ay maalmihii la soo dhaafay ku sugnaayeen magaalada Muqadisho, ayna la kulmeen mas’uuliyiin kala duwan.

Imaanshaha madaxda Galmudug ayaa ku soo aadaysa xilli dhawaan lagu wadaa in magaalada Cadaado uu ka furmo kalfadhiga 2-aad ee golaha Baarlamanka Galmudug.

2e32f347-12ae-4f70-be24-87bbe776d318 3e4b7397-e89e-4d77-b402-4183deb6e214 31aafdbe-1743-4700-b6bf-ac469adc4a3a 50dfb0bb-f656-46d5-bca5-cdd8bd7713b9 74e63156-b8c0-43da-8de4-7715ba5161cb 1588a92f-f0ad-4ead-a423-90f5cc6e9ff2 07374f16-a6c9-4aaf-9a4b-b64f495ecae2 57147f2c-9ea8-44ee-9ad5-275245c15c9e 73999fa4-6cfc-4726-9943-8745588d9d42 ab48ef18-3073-4df5-9f46-0b9b47fda996 cad94ea8-efa2-46c2-b716-b9787ee6e834 df6acd43-215a-4945-b626-cdc37c44f075 ffa6cd46-0c39-499c-9855-521951b990c1

Previous Post

Wasiirka Difaaca oo kulan la qaatay Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo galabta soo xiray shirkii la xisaabtanka hay’adaha+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo galabta soo xiray shirkii la xisaabtanka hay’adaha+Sawirro

Madaxweynaha Puntland oo galabta soo xiray shirkii la xisaabtanka hay'adaha+Sawirro

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In