Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi uu hogaaminayo madaxwaynaha Maamulka Galmudug oo Cadaado gaaray iyo kulamo halkaasi Ka Socda “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdigan oo  uu higaaminayay madaxwaynaha maamul goboleedka Gal-mudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ee maanta soo gaaray magaalada Cadaado oo ay qayb ka ahaayeen golayaasha kale duwan ee Gal-mudug iyo nabadoono  ayaa waxaa xarunta madaxtooyada ku soo dhaweeyay madax ka tirsan maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb iyo ururada bulshada qaarkood.

Afhayeenka Baarlamaanka Ximan iyo Xeeb C/llaahi Faarax Sandheer oo halkaas ka hadlay ayaa sheegay in Ximan iyo Xeeb iyo Gal-mudug ay Afartii bilood ee la soo dhaafay ay si dhow uga wada shaqaynayeen qabsoomidda shirka gobolada dhexe.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Soo dhaweynta ka dib kulan balaaran oo ay ka wada qayb galeen madaxda Gal-mudug, Ximan iyo Xeeb, Salaadiin ka kala socotay magaalooyinka Cabudwaaq, Gaalkacyo iyo Cadaado ayaa lagu qabtay xarunta jaamacadda Bartamaha Soomaaliya, kaas oo looga hadlayay sidii loo fududayn lahaa qabsoomidda shirka gobolada dhexe.

Sudlaanka guud ee beelaha Gal-mudug  C/naasir Jaamac Seed oo kulanka ka hadlay ayaa Ximan iyo Xeeb kaga mahadceliyay martigalinta shirka Mudug iyo Gal-gaduud ay maamulka ku samaysanayaan, waxaana uu sheegay in Gal-mudug uu u sharaxanyahay Mudane Cabdi Xasan Cawaale.

Waxgaradka kulanka ka qayb galay ayaa sheegay in la joogo waqtgii la midoobi lahaa, waxaana ka soo qayb galayaashu ay taageero u muujiyeen madaxwaynaha Gal-mudug oo musharax u ah madaxtinimada Mudug iyo Gal-gaduud.

Magalaada Cadaado oo xarun u ah Ximan iyo Xeeb ayaa lagu wadaa dhawaan inuu ka furmo shirka Mudug iyo Gal-gaduud, waxaana xilligan ku sugan wafdiyada shirka ka qayb galaya qaarkood.

DSC00335 DSC00336 DSC00338 DSC00339 DSC00340 DSC00343 DSC00347 DSC00356 DSC00361 DSC00365 DSC00368 DSC00372 DSC00377 DSC00388 DSC00390 DSC00391 DSC00392 DSC00393 DSC00397 DSC00398 DSC00408 DSC00415 DSC00417 DSC00420 DSC00422 DSC00427 DSC00432 DSC00438 DSC00439

 

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasaaradda Haweenka Oo Deeq Gaarsiisay Dad Naafa Ah

Next Post

Wasaaradda Haweenka Oo Deeq Gaarsiisay Dad Naafa Ah

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In