Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Hirshabeelle “Waxaan dhawaan howlgelinaynaa dekadda Ceel Macaan”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Hirshabeelle “Waxaan dhawaan howlgelinaynaa dekadda Ceel Macaan”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdiga oo uu hogaaminayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo ay wehliyaan Madaxweyne ku xigeenka Cali Cabdulaahi Xuseen Cali Guudlaawe iyo Xildhibaanno ka tirsan Hirshabeelle waxa ay ku tegeen deegaanka Ceel-Cadde iyo sidoo kale deegaanka Ceel Macaan oo katirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.

Wafdi ayaa markii ay gaareen deegaanka Ceel Macaan, waxay ay halkaasi kula kulmeen qeybaha bulshada ee halkaasi ku nool, iyadoo ujeedka socdaalkooda ay la xiriirtay u kuurgelidda xaaladda amni iyo tan bulsho ee halkasi ka jirta, isla markaana ay u soo indho indheyn lahaayeen Dekada macmalka ah ee Ceel Macaan oo aan iminka shaqeynin.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026

Kulanka kadib ayuu Madaxweynaha Hirshabeelle waxa uu hoosta ka xariiqay inay dib u howlgelinayaan dekadda Ceel Macaan, si dhaqaalaha ka soo xarooda lagu horumariyo deegaannada Maamulka.

Sidoo kale Wafdiga waxa ay socdaal ku soo mareen garoonka diyaaradaha Cisilieey ee ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaasi oo ay ku sheegeen inay dib u habeyn ku sameyn doonaan garoonka, si loo soo celiyo adeegyadii uu garoonkaasi qaban jiray.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyaha Hay’adda Wadooyinka Puntland

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyaha Hay’adda Wadooyinka Puntland

Madaxweynaha Puntland oo xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyaha Hay’adda Wadooyinka Puntland

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In