Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi uu hogaaminayo wasiir ku xigeenka cafimaadka X.F.S oo gaaray magaalada Qardho

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Wafdi uu hogaaminayo wasiir ku xigeenka cafimaadka X.F.S oo gaaray magaalada Qardho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdigan oo uu horkacayay Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, sidokalana ay qayb ka yihiin Mas’uuliyiin ka socota Wasaaradda Caafimaadka Galmudug iyo Puntland, ayaa gaaray magaalada Qardho si ay ugu kuur galaan adeegyada Caafimaad ee ka jira Isbitaalka weyn ee  magaalada Qardho.

Wasiir kuxigeenka iyo madaxdii la socotay ayaa ugu horeyn warbixin ka dhageeystay bukaanada iyo hawl wadeenada xarumahii Caafimaadka ee ay booqdeen.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

February 3, 2026
Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

February 3, 2026

Wasiirka Caafimaadka Dowlad gobaleedka dPuntland  Jaamac Faarax Xassan iyo dhigiisa Galmudug Cabdiwali Cabdulahi Jaamac ayaa ugu horeyn ka waramay kormeerkan iyo faa’iidooyinka uu u lahaa hawl-galinta xaruma caafimaad iyo howl wadeenada la shaqeeya Wasaaraddaha Caafimaadfka Puntlan iyo Galmudug.

Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Axmed Xuseen Macalin ayaa ugu dambeyn u mahad celiyay Wasiiradda Wasaaradda Caafimaadka Puntland iyo Galmudug oo uu sheegay in ay howlo badan galiyeen sare u qaadida adeegyada aas-aasiga ah ee Caafimaadka.

Previous Post

Madaxweynaha Itoobiya oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoontay Danjiraha Soomaaliya ee dalkaas.

Next Post

Mid ka mid ah Markiibta dagaalka Iiraan oo ku dagay Badda Cas

Next Post
Mid ka mid ah Markiibta dagaalka Iiraan oo ku dagay Badda Cas

Mid ka mid ah Markiibta dagaalka Iiraan oo ku dagay Badda Cas

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday...

Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

February 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Cabdinuur Axmed, ayaa maanta shir heer...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socda Switzerland

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socda Switzerland

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Hay’adda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo ku celisay inay ahmiyad siineyso wada-hadal Qaran

February 3, 2026
0

Dowladda Soomaaliya War-saxaafadeed ay soo saartay markale ku celisay inay ahmiyad siineyso wada-hadal Qaran Screenshot  

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In