Monday, February 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gargaarka Koonfur Galbeed oo lagu soo dhaweeyay magaalada Xudur

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gargaarka Koonfur Galbeed oo lagu soo dhaweeyay magaalada Xudur
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdiga soo gaaray magaalada Xudur ayaa hogaaminaya Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdinaasir Cabdi Caruush oo ay wehliyaan Agaasimaha guud ee Wasaarada Gargaarka Xukuumadda Soomaaliya iyo hayadaha Qaramada Midoobay ee dhanka beni’aadanimada ka shaqeeya, waxana soo dhoweeyey maamulka Degmada Xudur iyo kan Gobolka Bakool.

Ugu horeyn waxay kormeereen xerooyinka ay ku nool yihii qaar ka mid ah barakacayaasha, halkaasi oo ay si hoose ah u wareysteen xaaladda ay ku noolyihiin barakacayaasha ku jira kaamamka ku yaala magaalada Xudur.

Related posts

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026

Wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka Gargaarka Koonfur Galbeed ayaa kulamo xog wareysi  ah la yeeshay Maamulada Degmooyinka Xudur, Tiyeeglow iyo wakiilada hayadaha maxaliga ee xafiisyo ku leh magaalada, waxaana maamulada laga dhagaystay xaaladda Amni iyo nolosha bulshada ku nool Xudur.

Guddoomiyaha degmada Xudur Maxamed Macalin ayaa sheegay in wafdiga ay uga warbixiyeen xaaladda guud ee degmada ee dhinacyada amniga iyo tan beni’aadanimo, ayna u gudbiyeen baahida ka jirta degmada Xudur.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Garkaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Abuukar Axmed ayaa sheegay in ujeedka socdaalkooda ay la xiriirtay u kuurgelidda xaaladda beni’aadannimo ee ka jirta Degmada Xudur iyo sidii wax loogu qaban lahaa qoysaska ku soo barakacay magaalada.

Previous Post

Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha oo booqday xarumo amni oo ku yaala Dalkaas “SAWIRRO”

Next Post

Ilyaas Badal oo noqday Musharixii ugu horeeyay ee qaata shahaaddada musharaxnimada Aqalka Sare ee Jubbaland

Next Post
Ilyaas Badal oo noqday Musharixii ugu horeeyay ee qaata shahaaddada musharaxnimada Aqalka Sare ee Jubbaland

Ilyaas Badal oo noqday Musharixii ugu horeeyay ee qaata shahaaddada musharaxnimada Aqalka Sare ee Jubbaland

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026
0

Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

February 2, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

February 2, 2026
0

Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In