Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi uu hoggaaminayay wasiir ku xigeenka Shaqada oo ka qeybgalay shirka wasiirrada Shaqada Afrika+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wafdi uu hoggaaminayay wasiir ku xigeenka Shaqada oo ka qeybgalay shirka wasiirrada Shaqada Afrika+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka wasiirrada shaqada ee qaaradda Afrika ayaa waxaa looga hadlay sidii dadka Afrikaanka ah loogu sameyn lahaa shaqo hufan oo dhinac walba ka hagaagsan.

Soomaaliya ayaa waxaa uga qaybgaly wafdi uu hogaaminaayey Wasiir ku xigeenka wasaaradda shaqada iyo arimaha bulshada Cismaan Libaax Ibraahim oo ay ka mid ahaayeen ururrada Shaqaalaha iyo loo shaqeeyayaasha.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Gudoomiyaha Midowga Isutagga Ururada shaqaalaha Maxamed Cismaan Xaaji ayaa sheegay in shaqaalaha Soomaaliyeed ay shirkaas ka sheegay bahida gaarka ah ee ay qabaan.

Wasiir ku xigeenka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Cismaan Libaax Ibraahim oo la hadlaay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in shirkan looga hadlay arrimaha shaqada iyo shaqaalaha Afrikaanka sidii loo hagaajin lahaa.

Shirka ayaa ahkii Sedex iyo tobanaad oo Afartii sanoba mar la qabto,waana markii ugu horeyseyee ay  Soomaaliya ka qabygasho muddo ka badan labaatan sono.

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

ILO meeting addis ababa 2 ILO meeting addis ababa 3 ILO meeting addis ababa 4 ILO meeting addis ababa 7 ILO meeting addis ababa 8 ILO meeting addis ababa 9 IMG_2797 IMG_2802 viber image.jpg6

Previous Post

Kulan looga hadlayay amniga iyo nadaafada oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Next Post

Tartan lagu xulayay cayaartooy da’yar ah oo lagu soo gabo gabeeyay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Tartan lagu xulayay cayaartooy da’yar ah oo lagu soo gabo gabeeyay Muqdisho “SAWIRRO”

Tartan lagu xulayay cayaartooy da'yar ah oo lagu soo gabo gabeeyay Muqdisho "SAWIRRO"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In