Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray Magaalada Beledweyne

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray Magaalada Beledweyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

ย Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabelle oo ay kamid ahaayeen Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Maaliyadda ayaa soo gaaray magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan, iyadoona siweyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha.

Amaanka Magaalada Beledweyne ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo Kulan soo dhaweyn ah wafdiga Madaxweynaha loogu sameeyay Xarunta Maamulka.

Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare oo lahadlay bulshada ayaa waxa uu ka codsaday inay ka qeyb qaataan Howlgalada lagula dagaalamayo Argagaxisada Al shabaab, kuwaas oo ka bilowday deegaano dhowr ah oo ka tirsan Gobalka Hiiraan.

โ€œXiligii la ii doortay ilaa hada waxaan waday diyaar garow waad lasocotaan in howlgalada bilaabmeen waxaana rabnaa in waddooyinka aan furno, Howlgalada ma joogsanayaan dhamaan shacabka waxaa ka codsaneynaa inay ka qeyb qaataan sidii Cadowga umadda Soomaaliyeed guud ahaan dalka looga ciribtiri lahaaโ€ayuu yiri Madaxweyne Waare.

Madaxweynaha ayaa dhinaca kale Dhalinyarada ugu baaqay inay iska wacyi galiyaan in loo adaagsado Dagaalada, laga doonayo inay noqdaan kuwa garab taagan oo la shaqeeya maamulkooda.

โ€œWaxaan rabaa in aan si gaar ah ula hadlo dhalinyarada oo dabka lagu shubaayo hooyooyinka sidoo kale, waa in Dhalinyarada yar yar laga wacyi galiyaa oo loo sheegaa qatarta Maleeshiyada Al shabaab, taas waxay keeneysaa inaan la qaldin Dhalinyarada oo ah Mustaqbalka dalkanโ€.ayuu yiri Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle.

Previous Post

Eng.Yarisow โ€œWaxaan uga mahadcelinayaa wadaniyadda bulshada G.Benaadir oo gutay waajibaadka Dastuuriga ah ee bixinta qaaraanka Qarankaโ€

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Sahro Axmed Jaamac

Next Post
Fanaanadii Sahra Axmed Jaamac  oo maantay ku geeriyootay Magaalada Hargeysa

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Sahro Axmed Jaamac

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In