Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Tamarta & Kheyraadka Biyaha oo Shir uga qeybgalaya Kuwait

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Tamarta & Kheyraadka Biyaha oo Shir uga qeybgalaya Kuwait
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir Ku Xigeenka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Soomaaliya ahna Siihayaha Wasaaradda Mudane Cismaan Libaax Ibrahim iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Kuwait, waxaana si heer sare ah ugu soo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha Wasiir ku xigeenka Wasaaaradda Tamarta iyo Biyaha Kuwait, Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee Kuwait Mudane Abiib Muuse Faarax oo uu wehliyo Xoghayaha Koowaad ee Safaaradda Mudane Farxaan Cabdi Gurxan.

Soo dhaweynta kadib waxaa loo galbiyay Wafdiga Wasiirka Hotel Shareton uu ka furmay Shirweynaha 3aad ee Arrimaha Biyaha Carbeed oo heer Wasiiro ah, kaas oo ay sanadkan martigalisay Dowladda Kuwait.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wafdiga Wasiirka waxaa ku wehliyay Enj. Cumar Shuuriye, Lataliyaha Wasaaradda ee Arrimaha Biyaha iyo Lataliyaha Ra’iisul Wasaaraha ee Arrimaha Carabta Cumar Carab Ibrahim.

Wasiirka iyo wafdigiisa inta ay ku sugan yihiin dalka Kuwait waxaa lagu wadaa in ay kulamo gaar gaar ah la qaataan Wasiiradda Carbeed ee Shirka ka soo qeybgalay iyo Wasiirka Biyaha iyo Tamarta Kuwait oo ay marti u yihiin.

Previous Post

Shir looga hadlayo amniga Soomaaliya oo ka furmay Brussels

Next Post

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Dalka Koonfur Afrika

Next Post
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Dalka Koonfur Afrika

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Dalka Koonfur Afrika

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In