Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha oo lagu soo dhaweeyay London+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha oo lagu soo dhaweeyay London+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane  Maxamed Cabdilaahi Xasan ( Nuux ) ayaa maanta gaaray magaalada London ee dalka Britain.

Xubno ka tirsan jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi ayaa wasiirka iyo wafdigiisa si diirran ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Heathrow.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wafdiga uu horkacayo wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo safar shaqo dalkaasi ku tagay ayaa lagu wadaa iney kulamo la qaataan qeybaha kala duwan ee jaaliyaadda Soomalida ku nool dalkaasi.

Xaflado lagu soo dhaweeynayo wafdiga uu horkacayo wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha ayaa la filayaa in lagu qabto dalkaasi, iyadoo wasiirku uga xog warami doono jaaliyadda xaaladda dalka iyo horumarrada dowladda.

IMG_0005 IMG_0006 IMG_0013 IMG_0015 IMG_0024 IMG_0030

*Sawir Qaade Cabdiraxmaan Soomaali Warbaahinta Qaranka London *

Previous Post

Waqooyiga Kuuriya oo tijaabisay gantaal kale

Next Post

Wasiirka caafimaadka oo dhagax dhigtay qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay isbitaal Madiina

Next Post
Dowladda oo sheegtay in dhawaan lala wareegi doono maamulka Isbitaallada dalka

Wasiirka caafimaadka oo dhagax dhigtay qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay isbitaal Madiina

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In