Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdigii gaaray Baladweyne iyo Maamulka Gobolka Hiiraan oo kulamo ku leh Xarunta Gobolka+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wafdigii gaaray Baladweyne iyo Maamulka Gobolka Hiiraan oo kulamo ku leh Xarunta Gobolka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdigii ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya ee gaaray Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan,Maamulka gobolka Hiiraan iyo Saraakiisha Ciidamada Amison ayaa waxaa haatan kulamo looga hadlayo xaaladihii ugu dambeeyay ee fatahaada wabiga shabeelle uu uga socdaa Magaalada baladweyne .

Kulaan ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb-galayaa qaar ka mid ah Bulshada Magaalada baladweyne iyadoo si layska Xog wareysnayo qaabka loo wajahayo sidii looga hortagi lahaa qasaaraha ka dhalan kara madaama uu noqday wax soo laa,laabtay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wafdigaan ayaan tagi doono goobaha laga qabsi qabo inuu Fatahaada ka sameeyay wabiga iyadoo sidoo kale booqan doono meelaha uu haatan kawada Fatahaada.

Waxii kusoo kordha iyo xaaladihii ugu dambeeyay Magaalada baladweyne iyo Fataahada uu sameeyay wabiga Shabeelle halkaan ayaad kala socon doontaan.

Tags: Wafdigii gaaray Baladweyne iyo Maamulka Gobolka Hiiraan oo kulamo ku leh Xarunta Gobolka+Sawirro
Previous Post

Ciidamada Xoogga oo Miinooyin kasoo saarey deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose

Next Post

Roob Qasaaro geystay oo saacadihii lasoo dhaafay ka da’ay Dhuusamareeb+Sawirro

Next Post
Roob Qasaaro geystay oo saacadihii lasoo dhaafay ka da’ay Dhuusamareeb+Sawirro

Roob Qasaaro geystay oo saacadihii lasoo dhaafay ka da'ay Dhuusamareeb+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In