Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Roob Qasaaro geystay oo saacadihii lasoo dhaafay ka da’ay Dhuusamareeb+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Roob Qasaaro geystay oo saacadihii lasoo dhaafay ka da’ay Dhuusamareeb+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Roobab Dabeylo wata oo Xalay ka da’ay Magaalada Dhusamareb ayaa Sababay Qasaare isugu jira Barakac iyo Guryo dumay waxaana  Daadadku ay go’adoomiyeen Xaafado ka mid ah Magaalada sidoo kale waxaa hakad uu ku yimid isu socodka Gaadiidka iyo Dadka.

Maamulka Magaalada Dhusamareb ayaa ku howlan sidii wax looga qaban lahaa Daadaka Magaalada ku soo rogmaday iyo saameynta uu ku yeeshay dadka danyarta ah.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Gudoomiyaha Magaalada Dhusamareeb Cabdiraxmaan Cali Maxamed Geeda-qoroow oo Warbaahinta kula hadlay Martamaha Magaalada ayaa Faafaahin ka bixiyey Saamaynta Roobabkani ku yeesheen Magaalada iyo Qasaarihii ay gaysteen Roobabkii hore waxa uuna xusay in loo baahan yahay in loo gurmado Dadka Roobabku saameeyeen.

Roobabkaan oo Dabaylo watay ayaa Xalay aad uga da’ay Deegaano ka tirsan Gobolka waxaana jirta Saamayn ka dhalatay iyadoo ay jiraan dadaalo wax looga qabanayo .

Madaxwaynaha Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa Magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaadaha kuwaasi oo ka shaqeyn doono qiimeynta saameynta ka dhalatay roobabkii da’ay iyo sida wax looga qaban lahaa dadka uu saameeyay.

Tags: Roob Qasaaro geystay oo saacadihii lasoo dhaafay oo ka da'ay Dhuusamareeb+Sawirro
Previous Post

Wafdigii gaaray Baladweyne iyo Maamulka Gobolka Hiiraan oo kulamo ku leh Xarunta Gobolka+Sawirro

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo Xoojineysa ka hortaga Cudurka Covid-19

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo Xoojineysa ka hortaga Cudurka Covid-19

Dowladda Soomaaliya oo Xoojineysa ka hortaga Cudurka Covid-19

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In