Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdigii ka qayb galay Shirkii Caalamiga ahaa ee Waxbarashada Sare oo Munaasabad Sagootin ah loo sameeyay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wafdigii ka qayb galay Shirkii Caalamiga ahaa ee Waxbarashada Sare oo Munaasabad Sagootin ah loo sameeyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muqdisho, July 27, 2018–Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka qayb galay munaasabad sagootin ah oo madaxtooyada Soomaaliya loogu sameeyay wafdi ka socday waddamada Thailand, Koonfur Afrika, Suudaan, Turkiga iyo Talyaaniga kuwaas oo qayb ka ahaa mas’uulyiintii lagu casuumay shirkii caalamiga ah ee waxbarashada sare ee lagusoo gebagebeeyay magaalada Muqdisho.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa wafdiga uga mahadceliyay ka qayb galkooda shirkaan caalamiga ah ee waxbarashada sare oo intii uu socday la iskula gartay in waddamada colaadaha ka soo kabanaya loo sameeyo urur Jaamacadeed ay hormuud u tahay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Wafdiga ayaa dhankooda uga mahadceliyay madaxda dawladda soo dhawaynta heerkeedu sareeyo ee loogu sameeyay Muqdisho intii ay u joogeen ka qayb galka shirkii caalamiga ahaa ee waxbarashada sare oo sannadkaan si gaar ah diiradda loogu saaray Cilmi-baarista.

Munaasabadda sagootinta ah waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada ahna ku-simaha wasiirka iyo gudoomiyaha jaamacadda ummadda Soomaaliyeed, waxa ayna labaduba sheegeen in natiijada kasoo baxday shirkii caalamiga ahaa ay Muujineyso horumarka ay Soomaaliya ka sameysay waxbarashada sare maadaama leesku raacay in Jamacadda Ummadda Soomaaliyeed ay hogaanka u qabato urur jaamacadeed ay yeelanayaan wadamada colaadaha kasoo kabanaya.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Kheyre “Xukuumaddu way aqoonsantahay shahaadooyinka Jaamacadaha dalka”

Next Post

Dayax madoobaadkii ugu dheeraa Qarniga 21-aad oo xalay la arkay

Next Post
Dayax madoobaadkii ugu dheeraa Qarniga 21-aad oo xalay la arkay

Dayax madoobaadkii ugu dheeraa Qarniga 21-aad oo xalay la arkay

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In