Tuesday, March 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socoda Wasaaradda ganacsiga oo kulmay Ururka ganacsiga ee wax dhoofinta dalka Turkiga TIM “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Wafdi ka socoda Wasaaradda ganacsiga oo kulmay Ururka ganacsiga ee wax dhoofinta dalka Turkiga TIM “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdigan oo uu horkacayo Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha ee Soomaaliya ayaa kulan muhiim la qaatay ururka ganacsiga ee wax dhoofinta dalka Turkiga ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan TIM, waxaana kulanka ka soo qayb galeen ilaa iyo 27 shirkadood oo ka socday dalka Turkiga.

Shirkadahaan oo ka koobnaa dhamaan qeybaha ganacsiga ee kala duwan sida beeraha, xoolaha, dhismaha, baastada, iyo waliba qeyba kale ee ganacsiga ayaa rugta ganacsiga Soomaaliya iyo ganacsatada Soomaaliyeed waxay halkaasi ku soo bandhigeen waxyaaba ay ku caawin karaan shirkadahaasi dhanka dhoofinta badeecada ha Soomaalida si loo iib geeyo suuqyada aduunka.

Related posts

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 9, 2026
𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

March 9, 2026

Sido kale intuu uuu socoday kulankaan ayaa waxaa warbixin muhiim ah loo soo bandhigay ganacsatada Turkiga sida ay Maalgashi uga sameysan karaan dalka Soomaaliya, tasoo ay soo bandhigtay rugta ganacsiga Soomaaliya.

Dhanka kale waxaa heshiis wada saxiixday rugta ganacsiga Soomaaliya iyo ururka ganacsiga ee wax dhoofinta dalka Turkiga heshiis kaas oo Muhiimaddiisu ay ahayd badeecadaha Soomaaliya uga yimaado Turkiga la kordhiyo sida Xoolaha, Muuska, liinta qalalan, Canbaha, sisinta, Maqaarka, iyo luuwaanta.

Sido kale wafdigaan ayaa kulan la qaatay Wasiir ku xigeenka beeraha xoolaha iyo cuntada ee dalka Turkiga waxeyna kawada hadleen dhoofinta xoolaha iyo dalaga ka soo go’a beeraha soomaaliya sidii loo iib geen lahaa wadamada caalamka.

Kulamadaas ayaa waxaa goob joog ka ahaa Madax xafiiska ganacsiga safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga Yuusuf Axmed Xasan ”Jeego”. wafdiga ayaa sidoo kale booqday goobo muhiim ah oo shaqadooda la xariira.

16107909_1099164870208981_481475043_o 16107763_1099164736875661_470094745_o  16145312_1099165156875619_2091482298_o 16145115_1099164120209056_903230323_o 16144892_1099164980208970_1543199423_o 16130156_1099164696875665_1262775792_o 16130155_1099164773542324_145214516_o 16130051_1099164106875724_1486731808_o 16130030_1099164680209000_1417077283_o 16130007_1099184286873706_993172651_o 16129845_1099184470207021_1607679972_o 16129712_1099164200209048_1783157761_o 16129612_1099184410207027_787198119_o 16122357_1099184300207038_1643879788_o 16122256_1099184343540367_672338207_o 16122034_1099164273542374_1274677738_o 16121999_1099184273540374_967320135_o 16121774_1099165000208968_1936975792_o 16121587_1099184310207037_1698066481_o 16121470_1099186853540116_87677521_o 16108058_1099184330207035_1062453238_o

Yuusuf Kashmiir

Previous Post

Guddiga Maamulka Maaliyadda oo soo dhoweeyey wakillka cusub ee IMF u soo magacowday Soomaaliya

Next Post

Xildhibaan Qoone oo ku baaqay in gurmad deg deg ah lala gaaro dadka ay abaartu saameysay

Next Post
Xildhibaan Maxamed Qoone oo ku baaqay in la joojiyo colaadda Beladweyne

Xildhibaan Qoone oo ku baaqay in gurmad deg deg ah lala gaaro dadka ay abaartu saameysay

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 9, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

March 9, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku booqday Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha...

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

March 9, 2026
0

Magalada Muqdisho ayaa martigelisay munaasabad lagu daahfurayay Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya, taas oo si wadajir ah u...

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026
0

Dekedda Weyn ee Muqdisho ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekedaha International Association of Ports and...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In