Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafuud hore dhac u ah Wafdiga Madaxweynaha oo gaaray Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wafuud hore dhac u ah Wafdiga Madaxweynaha oo gaaray Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf  ayaa maanta  gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyey.

Waxaa ka mid ah Wafdiga uu hogaaminayo  Madaxweynaha Galmudug xubno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Qaar ka mid ah Golaha Wasiirada ee Galmudug.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Dhanka kale waxaa isla maanta gaaray magaalada Gaalkacyo Wasiirka arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Eng Cabdi Sabriye iyo wafdi uu hoggaaminayo, kuwaasi oo lagu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo.

Ujeeddada socdaalka wafuudan kala duwan ayaa guud ahaan la xiriirta sidii loogu diyaar garoobi lahaa soo dhaweynta Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado in uu booqdo magaalada Gaalkacyo maalinta berito ah.

Ammaanka magaalada Gaalkacyo ayaa si weyn loo adkeeyey, waxaana la arkayaa ciidamo badan oo amniga sugaya, iyadoo dhanka kale si weyn looga dareemayo magaalada marti gelinta Wafdiga Madaxweyne Farmaajo oo socdaal dhanka lugta ah ku soo maray qaar ka mid ah magaalooyinka dowlad Goboleedka Puntland.

Previous Post

Trump oo baajiyay booqashadiisii Dalka UK

Next Post

Soomaaliya iyo Turkiga oo heshiisyo ganacsi kala saxiixday

Next Post
Soomaaliya iyo Turkiga oo heshiisyo ganacsi kala saxiixday

Soomaaliya iyo Turkiga oo heshiisyo ganacsi kala saxiixday

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In