Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wakaaladaha Wararka ee Soomaaliya iyo Sudan oo heshiis iskaashi ku kala saxiixday Khartoum ”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wakaaladaha Wararka ee Soomaaliya iyo Sudan oo heshiis iskaashi ku kala saxiixday Khartoum ”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wakaaladaha wararka ee Soomaaliya iyo Suudaan (SONNA & SUNA) ayaa hishiis is afgarad ah ku kala saxiiday Magaalada Khartoum ee Dalka Sudan,  iyadoo halka hishiiska ka dhacayay uu goobjoog ka ahaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Cabdirisaaq Cali Yuusuf “Bahlaawi”, u qaybsanaha Safaaradda Soomaaliya ee Sudan dhanka Warfaafinta Fiidow Maxamuud Fiidow.

Hishiiskan is afgaradka ah ayaa waxaa qodobadiisa ka mid ah in labada wakaaladood ay iska kaashadaan sidii ay wararka iyo warbixinnada laba dalka isku waydaarsan lahaayeen,  sidoo kalena in tababarro iyo khubaradaha labada dhinac is dhaafsadaan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Heshiiska waxaa dhanka Soomaaliya u saxiixay Agaasimaha Wakaaladda Wararka Soomaaliya Mudane Axmed Faarax Maxamed “Gaatamow” halka dhanka kalena u saxiixay Agaasimaha Wakaaladda Wararka SudanDSC01027 DSC01028 DSC01029 DSC01030 DSC01031 DSC01034 DSC01037 DSC01038 DSC01039 DSC01040 DSC01042 DSC01044 DSC01053 DSC01054 DSC01058 DSC01060 DSC01063 DSC01064 DSC01071 DSC01072 DSC01079 DSC01082 DSC01083 DSC01090 DSC01100 DSC01108 DSC01136 DSC01137 DSC01138 DSC01139 DSC01143 DSC01146 DSC01153an.

Previous Post

Sanadka cusub ee Hijriga iyo Fadaa’isha Bisha Muxaram-Sh Bashiir Axmed Salaad

Next Post

21 Oct.Taariikhdii kacaanka iyo khudbadihi ugu muhiimsana Madaxweyne Siyaad. Keydka R/muqdisho.DHAGEYSO.

Next Post
21 Oct.Taariikhdii kacaanka iyo khudbadihi ugu muhiimsana Madaxweyne Siyaad. Keydka R/muqdisho.DHAGEYSO.

21 Oct.Taariikhdii kacaanka iyo khudbadihi ugu muhiimsana Madaxweyne Siyaad. Keydka R/muqdisho.DHAGEYSO.

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In