Thursday, February 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa cambaareeyey weerarkii argagixiso ee xalay ka dhacay Muqdisho.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa cambaareeyey weerarkii argagixiso ee xalay ka dhacay Muqdisho.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafiiska Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa cambaareeyey weerarkii arxan daradda ahaa ee xalay argagixisaddu ku qaaday maqaayad ay ku sugnaayeen dad shacab ah.

Qoraal uu soo saaray wakiilka midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga, ayuu ugu tacsiyeey eheladda, asxaabta iyo Ummadda Soomaaliyeed dadkii shacabka ahaa ee argagixisaddu ku laysay.

Related posts

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

February 19, 2026
Wasiirka  Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

February 19, 2026

Dhammaan dadkeena ka shaqeeya Soomaaliya oo xasiloon oo barwaaqo ah waxaan ka murugeysanay dadkii aan weynay ayuu yiri Nicolas Berlanga.

“Rajadeenu waa ay ka xooggan badan tahay falalka naf la caariga ah iyo caradooda ay argagixisaddu ku beegsanayso shacabka aan waxba galabsan si loo rajo dilo” ayuu yiri wakiilka midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga.

Previous Post

Ciidanka xoogga dalka oo howlgal ku dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab

Next Post

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo kulan la qaatay Agaasime waaxeedyada Wasaaradda “SAWIRRO”

Next Post
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo kulan la qaatay Agaasime waaxeedyada Wasaaradda “SAWIRRO”

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo kulan la qaatay Agaasime waaxeedyada Wasaaradda “SAWIRRO”

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kulan miro-dhal ah la...

Wasiirka  Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc ballaaran oo cunto qeybin ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc ballaaran oo cunto qeybin ah

February 19, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Dr. Abdalla...

Taliyaha Ciidanka XDS oo qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka XDS oo qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

February 19, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In