Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Waqooyi Bari Ee Magaalada Minneapolis Oo Looga Dabaal dagay Ciida Arafo “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Waqooyi Bari Ee Magaalada Minneapolis Oo Looga Dabaal dagay Ciida Arafo “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Salaadii ciida carafo ee sanadka 2015, ee ka dhacday, Waqooyi Bari, ee Magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota, ayaa waxaa soo xaadiray dad aad u faro badan.

Khudbada salaada ayaa waxaa uu imaamka ee Waqooyi bari, ee Magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota, uu xasuusiyey in muslimiinta ay ka shaqeeyaan sidii ay isu garabsan lahaayeen, islamarkaana ay magaca diintooda kor ay ugu qaadi lahaayeen.

Related posts

Kumaandooska DANAB oo Jubbada dhexe ku dilay Horjooge u dhashay Dalka Nepal

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaadka Khawaarijta

July 13, 2026
Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

July 13, 2026

Taasoo uu yiri ku imaan karto, in qofkasta ogsoonaado in magaca wadanka uu ka yimid iyo diintiisa ilaalinteeda ay tahay mid muqadas.

Sidaan hore idiinku soo gudbiyey ciidihii hore, waxaa Waqooyiga Bari ee Magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota degan Jilaaga wayn, ee Soomaaliyeed, ahaana xidigii caanka ah, Barkhad Abdi, ee FILIIMKA ‘Captain Philips’ oo aana ku arkin salaadii CIIDA CARAFO, ee maanta, ayaa waxaa walaakiisa Saacid, ii sheegay in uu howlo jilitaan uu ugu maqan yahay gobolada kale ee dalka Maraykanka. Taasna waxay marqaati ka tahay in Magaalada Minneapolis guud ahaan, gaar ahaana Waqooyi Bari, ee Minneapolis, sida meelaha ay degan yihiin dadka ka soo jeeda wadanka shiinaha loogu tilmaamo (magaalada shiinaha) ama (CHINA TOWN), ayaa Waqooyiga Bari, ee Magaalada Minneapolis, ee gobolka Minneasta, la oran karaa waa “MUQDISHO YAREY”.

Ugu dambayn, aniga oo ah Mohamed Barre, sawirqaadaha iyo qoraaga, jeclaan lahaa in aad daawataan sawirada hoose, oo aad ku arkaysaan in dadka meesha ku tukadaa ay yihiin dad iskugu jira dad ka yimid wadamada muslimiinta – sida wadamada Indooneesiya, Masar iyo wadamada Afrikada Galbeed.

Waxaase masaajidka inta badan camira, oo u badan waa Soomaali isugu jirta rag, dumar iyo caruur, kuwaasoo si aad ugu xiran diintooda. Sidoo kale, sawirada hoos ku lifaaqan waxay muujinaysaa qaymaha QOYSASKA Soomaalida, sida hooyo iyo gabdhaheeda iyo Abayaal la cidaaya caruurtooda.

100_4777 100_4773 100_4772 100_4767 100_4764 100_4762 100_4746 100_4736 100_4735 100_4733 100_4732 100_4727 100_4726 100_4723 100_4721 100_4719 100_4718

Previous Post

Madaxweynaha: “Shacabka Soomaaliyeed ha is cafiyaan, hana ka shaqeeyaan dib u dhiska iyo horumarka waddankooda’’

Next Post

Daawo Sawirrada: Fanaaniinta Xidigaha Geeska oo xalay wacdaro ka dhigay Muqdisho

Next Post
Daawo Sawirrada: Fanaaniinta Xidigaha Geeska oo xalay wacdaro ka dhigay Muqdisho

Daawo Sawirrada: Fanaaniinta Xidigaha Geeska oo xalay wacdaro ka dhigay Muqdisho

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

July 13, 2026
0

H.E. Adam Isak Ali, Ambassador of the Federal Republic of Somalia to the Republic of South Africa signed the Book...

DAAWO SAWIRRADA: Howlgalkii Ciidanka Ay Kula Wareegeen Kuntuwaareey Iyo Carruur Ay Soo Furteen

Somali Special Forces Eliminate Seven Al-Shabaab Fighters in Midnight Operation

July 13, 2026
0

The specially trained Danab Commandos of the Somali National Armed Forces conducted a planned operation shortly after midnight in Sablaale...

Kumaandooska DANAB oo Jubbada dhexe ku dilay Horjooge u dhashay Dalka Nepal

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaadka Khawaarijta

July 13, 2026
0

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay saqdii dhexe howlgal qorsheysan ka fuliyay degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha...

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

July 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo Khudbad ka Jeedisay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee ka socda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In