Qarax aad u xoogan ayaa laga maqlay agagaarka Xarunta Hooyooyinka ee Magaalada Muqdisho, qaraxaan ayaan weli wax faahfaahin laga helin.
Lama ogo qasaaraha rasmiga ah ee uu qaraxaan geystay iyo nuuca uu ahaa qaraxa daqiiqado ka hor ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Faaahfaahinta Qaraxaas ayaan dhawaan idiin soo gudbin doonaa insha allah.