Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

War-saxaafadeed Maamul wanaag iyo la dagaallanka Musuq maasuqa

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafiiska Hanti dhawrka guud ee Qaranka ayaa maanta War-saxaafadeed uu soo saaray lagu sheegay in maanta oo ku beegan maalinta caalamiga ah ee la dagaallanka musuq maasuqa ay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay aqoonsanyihiin in xumaatada musuq maasuqa  uu wiiqo horumarka bulshada, dhaqaalaha iyo kan siyaasadda.

War-saxaafadeedka oo lagu xusay in iyada la tixgelinao ahmiyadda ay leedahay dhaqan maamul wanaagsan iyo Ummad ka nadiif ah dhamaan nuucyada Musuq maasuqa ayaa waxaa uu xafiiska Hanti dhawrka guud ee Qaranka waxa uu xoogga saarayaa saddex arrimood oo kala ah,

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

In wacyigeln loo soo sameeyo ardayda Jaamacadaha si ay uga qeyb qaataan arrimaha bulshada iyo dowlad wanaagga.

In Wacyigelin loo sameeyo shaqaalaha dowladda iyo bulshada rayidka ah si ay uga qeyb qaataan ka hortagga musuq maasuqa iyo

In la sameeyo wacyigelin dhanka Warbaahinta oo ku saabsan ka hortagga musuq maasuqa (Anti corruption campaigns).

Xafiiska Hanti dhawrka guud ee Qaranka ayaa ka codsaday mas’uuliyiinta Qaranka iyo bulshada in ay xafiiska gacan ku siiyaan sidii loo ilaalin lahaa hantida Qaranka, isla markaana loo heli lahaa isla xisaabtan dhab ah.

War-saxaafadeedka uu soo saaray Dr Nuur Faarax  ayaa looga codsaday guddoonka baarlamaanka iyo mudanayeyaashuba inay gacan ku siiyaan sidii loo horumarin lahaa nidaamka hanta dhowrka Qaranka iyo ka la dagaallanka musuq maasuqa.

“Ugu dambeyntii waxaa dhamaanteen nalaga doonayaa in aan ka shaqeyno sidii aan uga hortagi lahayn musuq maasuqa oo la sheegay in Soomaaliya ay uga jirto meel hoose, musuq maasuqu waxa uu horseedaa cadaallad darro, nabad gelyo la’aan iyo bur bur dhaqan dhaqaale oo baahsan, waxaana rajeyneynaa in sanadkan kiisa kale aan guul ka gaarno ka hortagga musuq maasuqa” ayaa Hanti dhawraha Qaranka ku yiri War-saxaafadeedkiisa.

 

Previous Post

Cisbitaalka Cadaado oo lagu soo kordhiyay qeyb cusub “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In