Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wararkii u dambeeyay xafladda caleemo-saarka madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweyniyaal iyo Ra'iisul wasaariyaal ayaa ka qeybgali doona xafladda maanta

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
4 years ago
in Wararka
0
Wararkii u dambeeyay xafladda caleemo-saarka madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sida uu qorshuhu yahay, waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhici doonta xafladda caleemo-saarka madaxweynaha 10 aad ee jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xsan Sheekh Maxamuud, taas oo ay ka qeybgali doonaan madaxweyniyaal iyo ra’iisul wasaariyaal dalalka caalamka ka kala socda.

Guud ahaan isu socodka gaadiidka dadweynaha ee magaalada ayaa la hakiyay sababo la xiriira sugidda ammaanka xafladda iyo martida caalamiga ah ee imaanaya caasimadda.

Related posts

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

February 18, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026

Waddooyinka waa weyn waxaa la surey calamada dalalka caalamka, taas oo muujinaysa sida dowladda ugu diyaar garowday soo dhaweynta martida caalamka ee ka qeybgalaysa munaasabadda.

Waxaa magaalada ku sugan wufuud caalamiga ah oo maalmihii la soo dhaafay ku soo qulquleysay magaalada Muqdisho kuwaas oo ka qeybgalaya xafladda caleemo-saarka madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Wararka ku saabsan xafladda waxaad kala socod kartaan warbaahinta qaranka oo si toos ah u soo tabin doonta haddii Alle idmo.

Previous Post

Fariisimo ay argagixisada ku dhuumaaleysan jireen oo la burburiyay

Next Post

Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Imaaraadka oo soo gaaray Muqdisho +Sawirro

Next Post
Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Imaaraadka oo soo gaaray Muqdisho +Sawirro

Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Imaaraadka oo soo gaaray Muqdisho +Sawirro

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

February 18, 2026
0

Magaalada Pretoria, Koonfur Afrika – Waxaa ka dhacay kulan u dhexeeyay safiirrada dalalka Carabta ee fadhigoodu yahay Koonfur Afrika iyo...

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka...

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

February 18, 2026
0

Buurhakaba, Baay – Boqol qoys oo ka mid ah dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay...

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

February 18, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay saacadaha shaqada inta lagu jiro bisha barakeysan ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In