Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wararkii ugu dambeeyey qabsoomidda kulanka hoggaamiyaasha Mareykanka iyo W/kuuriya

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Wararkii ugu dambeeyey qabsoomidda kulanka hoggaamiyaasha Mareykanka iyo W/kuuriya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wali waxaa sii  kordhaya shakiga laga muujinayo suuro galnimada in uu baaqan karo kulanka ay u balansanyihiin madaxda Mareykanka iyo Waqooyiga Kuuriya,iyadoo Madaxwayne Donald Trump uu sheegay in ay jirto ifa faalo wayn oo muujinaya in uusan qabsoomi doonin kulanka lagu wado in uu dhexmaro isaga iyo hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi.

Qorshaha Kulanka labada hoggaamiye ayaa ahaa in ay kulmaan 12 bisha soo socota ee June,si ay uga wada hadlaan arrimo badan oo quseeya hubka Nuclearka ee Iiraan.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Shakiga ayaa sii kordhay wixii ka dambeeyey Ka dib kulan Trump uu Washinton kula yeeshay madaxwaynaha Kuuriyada Koonfureed, Moon Jae-in,kulankaasi kadibna uu sheegay in ay tahay in la fuliyo shuruudaha laga doonayo Kuuriyada Waqooyi.,wuxuuna intaasi ku daray in hadii lafulin waayo shuruudahaasi uusan kulan dhicidoonin.

Horey ayay dowladda Kuuriyada Koonfureed waxa ay rajo uga muujisay in kulanka lagu wado in uu dhex maro madaxwayne Trump iyo hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un uu sii socon doono iyada oo ay jirto in dhawaan ay K/Waqooyi sheegtay in ay ka fiirsanayso.

Dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa ku hanjabtay in ay wadahadalada ka bixi doonto haddii Mareykanka ay ku cadaadiyaan in hub ka dhigis niyukleer oo hal dhinac ah.

Warbaahinta ayaa soo tabinaysaa in Kuuriyada Waqooyi oo soo fariista miiska wadahadalada ay noqonayso mid ka mid ah siyaasadaha arrimaha dibadda ee Trump oo guulaysatay,balse haatan waxaa soo baxaya shaki badan,waxaana Khubaro ay sheegaya in kulanka oo baaqdo ay noqonayso dib u dhac aad u wayn.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho 23-5-2018

Next Post

Sawirro+Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Dalka oo furay shirka Billaha ah ee looga hadlo Mashaariicda horumarineed ee Dalka

Next Post
Sawirro+Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Dalka oo furay shirka Billaha ah ee looga hadlo Mashaariicda horumarineed ee Dalka

Sawirro+Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Dalka oo furay shirka Billaha ah ee looga hadlo Mashaariicda horumarineed ee Dalka

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In