Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Warbixin: Banaadir Oo Badin Weyday 7-Kulan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Banaadir Iyo Dekadda Oo Barbaro Ku Heshiiyay Iyo Kala Horeynta Horyaalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankii ugu adkaaTodobaaadkan horyaalka Soomaliya ayaa dhex maray galabta kooxaha Banaadir iyo Dekada oo isku haystay hogaanka kala horeynta Horyaalka Soomaaliya,

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Labada kooxod ee Banaadir iyo Dekadda ayaa u dhexeeyay sadex dhibcood oo quraa waxaana kooxda Banaadir hami weyn ka soo galay hanashada horyaalka Soomaaliya oo hadii ay ka adkaato kooxda Dekada wadajir ay ku hogaamin lahayeen horyaalka Soomaaliya hase yeeshe waxaa uu ku soo idladay barbaro 0-0 ah walina waxaa u dhexeeya sadexdii dhibcood ee bilowga Ciyaarta u dhexeeyay waxaa u sii dheer Banaadir waxay lumin doonta kaalinta labaad hadii Horseed ay adkaato.

Kooxda Dekadda hal kulan oo quraa ayaa laga adkaaday dhamaan kulamadii ay ciyaartay horyaalka soomaaliya ayadoo kooxda Banaadir laga adkaaday laba kulan dhamaan kulamada ay ciyaartay horyaalka, Labada kulan oo ay lumisay Banaadir kulan ka mid ah waxaa ka adkaatay kooxda Dekadda waana kulankii wareegi hore ee horyaalka Soomaaliya oo Banaadir ay ku Guuldareysatay 1-0 kulanka kale ee kooxda Banaadir laga adkaaday waxaa dhinaceeda dhulka dhigtay Horseed oo ay ka aar-gudatay lugtii labaad galabta ayeey ku guuldareysatay Banaadir ay markale ay ka aar-gudato Dekadda.

Banaadir kulankii ugu danbeyay oo ay soo Ciyaartay Horyaalka Dekadda ka hor waxay ka soo adkaatay kooxda Elman oo kulan ka hor soo garaacday Dekadaha waxaana ay ugu adkaatay Banaadir kooxda Elman 4-2.

Dekada waxay ka soo adkaatay kulankii galabta ka hor Jenyo oo ay ku Soo garaacday 3-0, Kooxda Banaadir ayaa ah mid aanan guuleysan 7-dii kulan ee ugu danbeyay oo ay ka hortagto kooxda horyaalka difaacaneyso ee Dekada waxaana kulan Banaadir ay ka adkaato  Dekada ugu danbeysay sadex sano ka hor xili ciyareedkii ahaa kolkaasi oo kooxda Banaadir ay ku adkaatay 2-0 ma jiro kulan kale oo ka tirsan horyaalka Soomaaliya oo ay adkaatay kooxda Banaadir 7-dii kulan ee ugu danbeyay horyaalka Soomaaliya.

Labadaan kooxod Banaadir iyo Dekada ayaa ah labada kooxod ee ugu sareeya kala horeynta horyaalka Soomaaliya ayadoo kooxda Dekadda ay sadex dhibcood ka sareyso kooxda Banaadir taasi ayaana ahayd farqiga u dhexeyay labada kooxod ee galabta ku kala baxay barbaro ayadoo Macalinka kooxda Banaadir Mblangu Xuseen ay ka muuqatay Caro fara badan oo ay sabab u ahayd barbaraha kooxdiisa ay la gashay kooxda Dekadda. 

KALA HOREYNTA HORYAALKA WAXBA ISKAMA BADALIN BALSE HORSEED IYO JENYO KULANKOODA AYAA MACQUUL AY NOQON KARTAA IN ISBADAL UU KU YIMAADO KALA HOREYNTA WAAYO HORSEED HADII AY ADKAATO KAALINTA LABAAD AYEEY SOO FARIISAN DOONTA.

Previous Post

Banaadir Iyo Dekadda Oo Barbaro Ku Heshiiyay Iyo Kala Horeynta Horyaalka

Next Post

Faqidaada Ciyaaraha: Horyaalka Soomaaliya Iyo Xulka Qaranka 17-Jirada

Next Post
Faqidaada Ciyaaraha: Horyaalka Soomaaliya Iyo Xulka Qaranka 17-Jirada

Faqidaada Ciyaaraha: Horyaalka Soomaaliya Iyo Xulka Qaranka 17-Jirada

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In