Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

(Warbixin + Sawirro):- Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen Erag oo kormeeray Booliska Degmada Goldogob ee Gobalka Mudug.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
(Warbixin + Sawirro):- Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen Erag oo kormeeray Booliska Degmada Goldogob ee Gobalka Mudug.

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen.C/qaadir Shire Faarax (Erag) oo Howlo shaqo u jooga Gobalka Mudug ayaa Maanta kormeeray Booliska ku sugan Deegaannada Beyra,Bursaalax iyo Degmada Galdogob oo ka wada tirsan  Gobalka Mudug

Taliyaha Booliska Puntland Jen.Erag ayaa waxaa kormeerkiisa ku wehliyay Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Mudug iyo Saraakiil kale oo ka tirsan Hogaanka Taliska Booliska Puntland,kuwaaso qayb ka ah Tirakoobida Ciidamada Booliska Puntland.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Gudoomiyaha Degmada Galdogob Xassan Maxamed Faarax ( Ayaxle),Taliya qaybta Booliska Degmada Galdogob iyo Mas’uuliyiin kale ayaa Taliyaha Booliska Puntland Jen.Erag ku so dhaweeyay Degmada Galdogob ee Gobalka Mudug.

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen.C/qaadir Shire Faarax (Erag) ayaa sheegay in kormeerkiisa Galdogob uu daaran-yahay ogaanshaha Tirada,Tayada iyo Xaalada Booliska Degmada Goldogob ee Gobalka Mudug.

Sidoo kale,Taliyaha Booliska Puntland Jen.Erag ayaa Tilmaamay  in shacabku Degmeeyinku yihiin indhihii,Gacmihii iyo Laguhii ay boolisku ku howl-galaan,sidaas daraadeedna lo baahan-yahay in la xoojiyo Xiriirka Bulshada Booliska Puntland.

Dhinaca kale,Taliyaha Booliska Puntland ayaa Xusay in uu Gobaladda Bari,Sool,Nugaal iyo Qaar ka mid ah Gobalka Mudug uu ku so arkay shacab iyo boolis isku xiran,Amaan wanaagsan Askar wadaniyiin ah oo u shaqaynaya Dalkooda hooyo.

Ugu Danbaytii,kormeerkan Taliyaha Booliska Puntland uu ku tagay Maanta Degmada Galdogob iyo Deegaanda Hoostaga ayaa qayb ka ah Kormeero uu horay ugu so kala bixiyay Goballada Bari,Nugaal Sool iyo Qaar kale oo ka mid ah Gobalka Mudug,kuwaaso uu kuur-galayay Xaalada Booliska Puntland oo tiro-koobid sax ah ay ku socoto.

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
Previous Post

Munaasabad lagu soo dhaweynayey safiirka cusub ee Soomaaliya ay u magacowday dalka Sweden ayaa lagu qabtay magaalada Stockholm

Next Post

Gudiga xalinta khilaafaadka oo soo saaray warsaxaafadeed cusub

Next Post
Guddiga Xalinta khilaafaadka ee Doorashooyinka oo laalay 11 kursi

Gudiga xalinta khilaafaadka oo soo saaray warsaxaafadeed cusub

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In