Saturday, June 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Warbixin + Sawirro:-Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland oo so gabo-gabeeyay Tirokoobida Ciidamada Booliska Gobalka Mudug

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Warbixin + Sawirro:-Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland oo so gabo-gabeeyay Tirokoobida Ciidamada Booliska Gobalka Mudug

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

June 27, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

June 27, 2026
Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen.C/qaadir Shire Faarax (Erag) ayaa so gabo-gabeeyay Wajigii kobaad ee tirokoobida Ciidamada Booliska Gobalka Mudug kadib Muddo Todobo cisho ah oo ku sugnaa Gobalka Mudug.
Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen.C/qaadir Shire Faarax (Erag) ayaa inta uu u sugnaa Gobalka Mudug maray Degmooyinka Xarfo,Gaalkacyo,Galdogob,Saaxo,Jariiban,Tawfiiq iyo Dhamaan’ba Deegaannada Degmooyinkaasi hoostaga.
Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen. Erag ayaa  kormeekiisa Gobalka Mudug ka bilaabay Taliska qaybta Booliska Gobalka Mudug oo u  Warbixin kaga dhagaystay Taliyaha Qaybta Booliska G/dhexe C/waaxid Aw-doon oo tilmaamay in Ciidamada Gobalka si weyn uga shaqeeyan Ilaainta Mandiqada iyo sugida Amniga.
Sidoo kale,Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen. C/qaadir Shire Faarax (Erag) ayaa inta uu ku sugnaa  Gaalkacyo kormeeray Saldhigyada  Warshad-galayda, kan dhexe, Xarunta danbi baarista,Saldhiga Miir,Xarunta Ciidamada SPU,kantaroolka Bari,kan koonfureed,Laamaha  ilaalada Cashuuradda, Wadooyinka, iyo Xarumo kale oo dhamaantood Ciidamadii jooogay  u tirokoobid ku sameeyay.
Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen. C/qaadir Shire Faarax (Erag)  ayaa Dhamaan Ciidamadii uu ugu taagay Saldhigyada iyo rugahooda Booliska u sheegay  in kormeerkiisan uu yahay uu kuurgalida tayada iyo tiradda Ciidamada Booliska, isfahansiinta Ciidamada Booliska iyo shacabka ,wuxuuna intaas ku daray inay Boolisku yihiin u Adeegyaasha Bulshada.isagoona  xusay in Sirta shacabka ay boolisku xifdiyaan.
Dhinace kale,Taliyaha Ciidamda Booliska Puntland Jen.Erag ayaa Kulamo gaar ah la qaatey inta ku suganaa Gobalka Mudug,Maamulka Degmada Gaalkacyo,kan Gobalka Mudug,Saraakiishii hore ee Ciidamada Booliska Soomaaliya ee Howlgabka ah iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada,kuwaaso uu kala hadlay Xoojinta Amaanka Magaalada Gaalkacyo iyo in si wadajir ah loga qayb qaato.
Waxaana intaas kadib Taliyaha Ciidamada Booliksa Puntland Jen.Erag u gaaray Degmada Galdogob oo ay ku so dhaweeyen  Gudoomiyaha Degmada Galdogob Xassan ( Ayaxle),Taliya qaybta Booliska Degmada Galdogob iyo Mas’uuliyiin kale,kuwaaso tirakoobada Ciidamada kadib u taliyuhu u sheegay in shacabku Degmooyinku yihiin indhihii,Gacmihii iyo Laguhii ay boolisku ku howl-galilahaayen,sidaas daraadeedna lo baahan-yahay in la xoojiyo Xiriirka Bulshada Booliska Puntland.
Ugu Danbaytii Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen Erag ayaa gaarey Deegano ka mid ah Degmooyinka Saax,Tawfiiq iyo Xarfo,isagoona  kormeerka iyo tirakoobida Ciidamada Booliska Gobalka Mudug  ku so gabo gabeeyay  Degmada Jariiban oo ka tagay Deegaanada Gacna-fale,Gobshe,Ceel bardaale,guuca,Mareer,Bali-busle  iyo Deegaanka Garacad oo dhaantood booliska jooga u tirkoobid ku sameeyay.
si’kastaba ha ahaate Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland ayaa Dhawaan Bilaabi-doona Wajigii labaad ee Tirakoobada Ciidamada Booliska Puntland,waxaana hadda uu so dhameeyay Goballada Mudug,Nugaal,Sool,Karkaar iyo Qaar ka mid ah Gobalka Bari ee Puntland.
Daawo Sawirrada Tirakoobka Ciidamada Booliska Gobalka Mudug.
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
Previous Post

DAAWO Barnaamijka Waxbarashada

Next Post

Baarlamaanka oo soo saaray lacagaha laga doonayo musharaxiinta

Next Post
Fadhiga baarlamanka oo maanta looga hadlayo qodobo ay ka mid yihiin dib u eegista dastuurka

Baarlamaanka oo soo saaray lacagaha laga doonayo musharaxiinta

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maanta oo ku beegan 27-ka Juun, Jamhuuriyadda Jabuuti waxay u dabbaaldegaysaa sannad-guuradii 49-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa ka qaybgalay...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday heshiis caalami ah oo ku saabsan Badda Soomaliya

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday heshiis caalami ah oo ku saabsan Badda Soomaliya

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu...

Guddiga Qaran ee qabanqaabada maalmaha xorriyadda oo kormeeray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

Guddiga Qaran ee qabanqaabada maalmaha xorriyadda oo kormeeray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In