Wednesday, October 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Maqaallo

Warbixin: Waa sidee xaaladda nololeed qoysaska barakacayaasha? SAWIRRO

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Maqaallo, Wararka
0
Warbixin: Waa sidee xaaladda nololeed qoysaska barakacayaasha? SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sida lawada ogsoonyahay abaarahii ku dhuftay Gobolada Baay, Bakool iyo Shabeelada Dhexe ayaa waxa ay sababeen in qoysas badan ka soo barakacaan deegaannadooda, kuwaasi oo iminka ku nool kaamam ku yaalaย  Degmada Kaxda eeย  gobolka Banaadir oo ay ku haysato xaalado dhanka nolosha ah .

Mar Wariyaheena Irshaad uu booqasho ugu tagtay kaamamka ay ku noolyahiin ee Waaxda Cumar Fiyaasko ee Degmada Kaxda ayaa waxa ay uga warrameen dareen iyo xaaladaha ay ku suganyahiin, iyagoo sheegay inay ka soo barakaceen abaar iyo dhibaatooyinka ay ku hayeen argagixisada Al-Shabaab oo xalahii iyo berahii ay noloshooda ku maarayn jireen ka barakaciyay.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026

Qoysaskaan ayaa waxaa qayb ka ah muwaadaniin u dhashay dalka Yemen kuwaasi oo ka soo barakacayย ย  dagaaladii ka dhacayย  wadankooda, waxaana mudo shan sano ah ay deegaan sanayaan

โ€œ Waxaanaย  kuย  noolnahayย  Waaxda sadexaad ee Degmada Kaxdaย  waxaaย  nahaysta dhibaatooyin dhinacaย  nolosha ah, waxaa jeclaan lahayn in gargaar nala soo gaarsiiyo, nolol wanaagsan ma haysano, waan baahanahay,ย  waxaan halkaan ku noolnahayย  5-sanoย  qaarkeen hal kaan waxaa ayย  ku nooyahiin 2 sano, ma haysanoย  xarumo caafimaadย ย  waxaa naga fogย  goobaha caafimaadka waxaa aadnaaย  xanaano oo ku taala km4โ€ayay tiri mid ka mid ah hooyooyinka ku nool kaamka.

Nolosheenaย  waa isku midย  waxaa na haysta deegaan laโ€˜aanย  waxaa halkaan ku noolnahay 20 Qooys,ย  Xukuumaddaย ย  waaย  umahadcelinaynaa, Madaxweyne Farmaajo waxaa ka codsanaynaa in wax naloo qabto,ย  hayโ€™adahaย  samafalkaย ย  waxaan ka codsanaynaa inay gargaar na soo gaarsiiyaanโ€ sidaasi waxaa sheegay qaar ka mid ah qooxootiga Yemaniyiintaย  ah oo uwaramayay wariye Cabdiqaadir Yuusuf Irshaad oo ka tirsan Warbaahinta Qaranka.

Gudoomiyaha Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir Maxamad Yuusuf Maxamad oo la hadlay Warbaahinta Qarankaย  ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay soo dhaweeyeen barakacayaashaa,ย  waxaana uu sheega inay jiraan baahiyo badan ooย  dhinacaย  nolosha ah oo haysta qoysaskan,ย  waxaana uu intaa ku daray in cudurkaย  shuban biyoodka uu ka dilaacay kaamamka.

Maxamed Yuusuf ayaa tilmaamay in maamulka oo kaashinaya Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayย  ku guulaysteen inay gar gargaar u fidiyaanย  qaar ka mid ah dadkii uu soo ritay cudurka, uuna jiro qorshe caafimaad oo uu maamulka Gobolka u diyaariyayย  barakacayaasha, waxaanna uu uga digay hayโ€™adaha samalka inay iska fiirsadaan dhibaatada haysata qoysaska barakacayaasha ah,ย  ayna tahay inay ka jawaabaan baahiyahooda

Waxaa isa sii taraya tirada barakacayaasha ee soo gaaraya Degmada Kaxda waxii ka danbeeyay markii ay abaaraha ku dhufteen qaar ka mid ah gobolada dalka.

Previous Post

Wafdi oo uu hogaaminayo Wasiirka dhallinyarada Koonfur Galbeed oo lagu soo dhaweeyay Xudur โ€œSAWIRROโ€

Next Post

Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya oo kaalin weyn ka gaysatay wareega 12-aad ee ololaha Isxilqaan ee lagu dhisayo xarumaha danta guud

Next Post
Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya oo kaalin weyn ka gaysatay wareega 12-aad ee ololaha Isxilqaan ee lagu dhisayo xarumaha danta guud

Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya oo kaalin weyn ka gaysatay wareega 12-aad ee ololaha Isxilqaan ee lagu dhisayo xarumaha danta guud

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026
0

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In