Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wariye Cabdi Casiis Afrika oo dhaawac fudud uu ka soo gaaray Israsaasayn Muqdisho ka dhacday

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wariye Cabdi Casiis Afrika oo dhaawac fudud uu ka soo gaaray Israsaasayn Muqdisho ka dhacday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iska horimaad si kama`ah ku dhex martay laba ciidan oo ka wada tirsan Dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa waxaa dhaawac uu ka soo gaaray wariye Cabdi Casiis Maxamuud Guuleed Afrika oo ka ag dhawaa goobta.

Israsaasaynta ciidamada ayaa ka dhacay degmada Boondheere ee gobolka Banaadir, laamaha amaanka ayaa wada baaritaano ku saabsan .

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wariye Afrika ayaa xaaladiisu waxa ay tahay mid wanaagsan iyada oo dhaawaciisuna ahaa mid fudud, waxaana uu Warbaahinta qaranka uu u sheegay in xaaladdiisu ay aad u wanaagsantahay Jab Lugta midig ahna uu soo gaaray lugta kalana Xabad ay ku dhacday balse aysan dhib xoog leh u geysan.

Wariye Afrika oo Ka tirsan Shaqaalaha radio Muqdisho iyo Talafashinka Qaranka ayaa Dowladda Soomaaliya gaar ahaan taliska Ciidanka Xoogga Dalka ka dalbaday in Tallaabo sharciga waafaqsan laga qaado Askartii xabadeysay oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka.

13427725_10154267228794583_5056064500645521308_n

Previous Post

Shir Madaxeedka IGAD oo la soo gabo gabeeyay

Next Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo ammaan iyo bogaadin u jeediyay ciidamada iyo shacabka Soomaaliyeed

Next Post
Madaxweynaha”Doorashada dalka waxey dhaceysaa waqtigii loogu talo galay”

Madaxweynaha Soomaaliya oo ammaan iyo bogaadin u jeediyay ciidamada iyo shacabka Soomaaliyeed

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In