Tuesday, May 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaarada Beeraha iyo waraabka Puntland oo kormeertay beeraladayda Gobalka Bari.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Wasaarada Beeraha iyo waraabka Puntland oo kormeertay beeraladayda Gobalka Bari.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirad ku xigeenka Beeraha iyo waraabka Puntland Siciido Xuseen Cali oo waraysi Gaar ah siisay warbaahinta qaranka ayaa ka xog warantay Kormeero iyo indhayn ay ku soo sameeyeen qaybo ka mid ah Beeraha Puntland Gaar ahaan Gobalka Bari xillili beeralaydu sugayaan roobabkii Gu’ga .

Wasiirad ku xigeenka Beeraha Puntland ayaa tilmaaantay in hay’ada Beeraha adunka ee FO’A ay ku fashilantay abuuro kala duwan oo ay siisay beerlayda Puntland aysana ahayn kuwo tabac ahaan ku haboon dhulka Puntland in lagu beero .

Related posts

Wasiirka  Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

Wasiirka Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

May 11, 2026
Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

May 11, 2026

Siciido Xuseen Cali ayaa beerlayda ku dhiiri galisay inay ku kalsoonaadan wasaarada beeraha iyo waraabka Puntland ayna joojiyaan u hanqal taagida hay’adaha kala duwan xustayna in aysan wax wada tashi ah kala samayn wasaarada beeraha Puntland keenista abuurkaani kala duwan iyo in ay ku haboon yihiin dhul ahaan Puntland marka laga reebo in wasaradu hubisay miraahaan  tayo ahaan iyo in ay dhaceen iyo in kale .

Wasiirad siciido ayaa beeralayda Puntland iyo inta doonaysa beero tabcashadaba ugu bishaaraysan in ay wasaaradu keentay qalab casri ah oo lagu ogaanayo ciida iyo in ay ku habboon tahay beerashada .

Beeralayda Puntland ayay tilmaantay siciida Xuseen cali wasiirada beeraha iyo waraabka Puntland  inay qabaan Baahiyo kala duwan oo u baahan wax ka qabasho dag dag iyadoona tilmaantay in hay’aduhu aysan abaarin halka baahidu taal si gaar ah u soo qaadatay beerihii biyuhu qaateen ee ku yaalay dagmada isku shuban ee Gobalakaasi Bari.

Gabagabadiina wasiirada ayaa ku boorisay Ganacsatada iyo dadka wax haysta inay ka qayb qaataan kaalmaynta beeralayda yar yar ee u badan danyarta aan haysan dhaqaale badan oo ay beerahooda ku tayeeyaan sheegtay in wasaradoodu wad qorshayaal wax loogu qabanayo beeralayda lana jaan qaadi kara dunidan casriga ah.

DSC00211 DSC00311 DSC00731 DSC00777 DSC00781 DSC00791 DSC00804 IMG_20161220_094942 IMG_20161220_102517 vlcsnap-2016-12-26-04h59m55s106

 

Previous Post

Gudoomiyaha degmada Hobyo ayaa dhagax dhigay Maxjar lagu xanaaneyo xoolaha oo dhismihiisu ka bilowday degmadaas.

Next Post

Dagaallo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab oo ka socda Tuulada Yaaq-bishaaro

Next Post
Alshabaab oo u kala jabay Alqaacidda iyo Daacish

Dagaallo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab oo ka socda Tuulada Yaaq-bishaaro

Wasiirka  Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

Wasiirka Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

May 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeyb...

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

May 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Yugaandha,...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

May 11, 2026
0

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS ayaa ka dhacay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

May 11, 2026
0

Nayroobi, Kenya – 11 Maajo 2026---Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay wejiga koowaad ee barnaamij...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In