Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta oo xarunta Aqalka sare Barlamaanka ka hirgalisay isgaarsiin casriya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta oo xarunta Aqalka sare Barlamaanka ka hirgalisay isgaarsiin casriya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaarada Boostada Isgaarsiinta Soomaaliya ayaa xarunta  aqalka sare ee Baarlamaanka soomaaliya ka hergalisay mashuuruuca taakuleynta Isgaarsiinta oo onleyn looga qeyb gali karo shirarka ka dhacaya dibada kaas oo uu xariga ka jaray Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Mashruucan oo aay maalgalintiisa wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta kala kaashatay bankiga aduunka ayaa ah mid muhiimadiiso tahay in nidaam isgaarsiineed uu yeesho dalka waxaana arinta kaga warmay warbahinta qaranka Cabdi Salaam Shariif Xuseen mareeyaha mashruuca taakuleynta Isgaarsiinta ect .

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka Boostada iyo isgaarista xukuumada soomaliya En Cabdi Canshuur Xasan oo ka hadlay kulanka qalabka lagu soo bandhigayay ayaa sheegay in qalabkani aay geeyen  qayb kamid ah xafiiyada dowlada si loo helo isgaarsiin dhamestiran.

Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa wasaarada Boostada iyo isgaarsiinta xukuumada soomaliya kaga mahad cilayay shaqada adag aay dalka u hayaa sido kale waxa uu sheegay in qalabkaan isgaarsiineed u yahay hormaar soo garay dalka iyo xafiisyada dowlada

Ilaa 37 xafiis ayeey sheegtay wasaarada boostada iyo isgaarsiinta soomaliya in qalabkani lagu  rakibeen sidoo kale aay gaarsiindoonaan maamul Goboleedyada dalka

Previous Post

Deg Deg: Aqriso Natiijada wareega Kowaad ee Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka .

Next Post

Deg Deg: Cod Bixinta Wareega labaad ee Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Socto iyo Musharixiin Tanaasulay.

Next Post
TOOS U DAAWO: Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo goordhow bilaabatay

Deg Deg: Cod Bixinta Wareega labaad ee Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Socto iyo Musharixiin Tanaasulay.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In