Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaarada Cadaaladda Galmudug oo Dhusamareb Maanta ka Daahfurtay Tababar ku Saabsan Cadaalad helida

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Wasaarada Cadaaladda Galmudug oo Dhusamareb Maanta ka Daahfurtay Tababar ku Saabsan Cadaalad helida
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkan oo ay ka qayb galayaan  dad gaaraya 30-Qofood oo ka mid ah howl-wadeenada laamaha cadaalada Galmudug, ayaa lagu baranayaa hannaanka loo maro adeegyada cadaaladda iyo sidii muwaadin kasta loogu fududeyn lahaa in uu cadaalad kuhelo halka uu joogo.

Wasiirka Cadaaladda dowlad gobaleedka Galmudug, mudane Cabdi Maxamed Fiidoow “Baliile” oo tababarkan daah-furay ayaa sheegay in ujeedadu tahay sidii Galmudug uga dhabeyn laheyd dadaalada ay wado ee ku saabsan kor u qaadida cadaaladda, taasi oo aas aas u noqon karta dowlad wanaaga iyo in bulshadu ay aaminto maamuladooda ilaa heer tuulo.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xubnahan ayaa marka uu usoo idlaado tababarka  ka howl gali doona goobaha Maxkamadaha kala duwan ee Dowlad gobaleedka Galmudug.

Previous Post

Itoobiya oo lagu soo rogay xaalad deg deg ah

Next Post

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Hey’adda horumarinta halbeegyada iyo jaangoynta waddamada islaamka

Next Post
Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Hey’adda horumarinta halbeegyada iyo jaangoynta waddamada islaamka

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Hey'adda horumarinta halbeegyada iyo jaangoynta waddamada islaamka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In