Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaarada Dhalanyarada iyo Ciyaaraha Dowlad goboleedka K/galbeed oo Baydhabo ku Dahfurtey Kulan looga hadlaayey horumarinta siyaasadda dhalanyarada.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Wasaarada Dhalanyarada iyo Ciyaaraha Dowlad goboleedka K/galbeed oo Baydhabo ku Dahfurtey Kulan looga hadlaayey horumarinta siyaasadda dhalanyarada.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

kulankan oo si wadajir ah ay usoo qabanqaabiyeen wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Koonfur galbeed iyo Tubta Nabada Soomaaliya ayaa waxaa uu socondoona mudo Sedax maalin

Waxaana loogahadlaya Hormarinta siyaasada Dhalinyarada soomaaliyeed iyo Maserka Siyaasadeed Ee Dhalinyarada Koonfur Galbeed

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Waxaana Furitaanka Kulanka Ka soo qeybgaley  Agaasimaha Guud ee wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Koonfur Galbeed Aadan  Cumar Xasan . Lataliyaal Masuuliyiinta hay ada Tubta Nabada Soomaaliya iyo Dhalinyarada Aqoonyahanada ah ee Magaalada Baydhabo

kulanka ugu Horeyn Waxaa Ka Hadlay Qaar kamid ah Gudoomiyaasha Dhalinyarada Koonfur Galbeed Waxaana  ay soojeediyeen Talooyin  Lagu Hor Marinkaro Siyaasada Dhalinyarasda Soomaaliya

Masuul Ka socoday Hay ada Tubta Nabada soomaaliya iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Koonfur Galbeed ayaa kudheeraadey muhiimada kulankan wada tashi u leeyahay Dhalinyarada,

Siid ali baafo Lateliyaha Wasaarada Dhalanyarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Koonfur Galbeed Soomaaliya oo gaba gabadii ka hadley kanka ayaa waxaa uu Dhalanyarada Ka soo Qeyb gashey ku buuriyey in ay ka faa iideystaan Kulanka.

Previous Post

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo akhrinta 1aad marsiiyay heshiis khuseeya ilaalinta Hidaha dhaqanka

Next Post

IMF”waan ku kalsoonahay horumarka maalyadeed ee Soomaaliya.

Next Post
IMF”waan ku kalsoonahay horumarka maalyadeed ee Soomaaliya.

IMF"waan ku kalsoonahay horumarka maalyadeed ee Soomaaliya.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In