Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaarada Gaadiidka XFS oo dhaqangelinaysa shuruucda badqabka gaadiidka & nabad gelyada waddooyinka+sawirro

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Wasaarada Gaadiidka XFS oo dhaqangelinaysa shuruucda badqabka gaadiidka & nabad gelyada waddooyinka+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankani oo ujeedkiisu ahaa dhaqan gelinta mashruuca tijaabada badqabka gaadiidka iyo nabad gelyada waddooyinka oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiinta wasaaradda,xubno ka socda maamulka gobolka Banaadir, saraakiil ka kala socotay taliska tarafikada,CID,iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee hay’adaha ka shaqeeya arrimaha gaadiidka iyo ganacsatada.

Agaasimaha waaxda Diwaangelinta Gaadiidka Rayidka ee wasaaradda Fisha gaadiidka Hibaaq Saalax Cumar ayaa sharaxday sharciyada muhiimka ah oo ay tahay in la dhaqan geliyo.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Shurudaha gaadiidka laga rabo,tijaabada badqabka Gaadiidka in uu ka gudbo kow,Bareega Gaadiidka dhammaan taageerada Bareega waa inuu u qabtaa si isku mid ah,faroodooyinka horey iyo gadaal waa in Hilibkoodii uu joogo, Bareega A, B iyo C wuxuu u kala saarayaa qeybaha guud ahaan laga rabo in uu ka wanagsanaado,qeybta labaad gaarigu waa in uu ka wanagsanaado Taayeerada Gaadiidka waa in ay yihiin kuwo siman oo aan kala gaabnayn”. Ayay Tiri agaasime Hibaaq.

Dhammaan xubnihii kala duwanaa ee halkaais ka hadlay ayaa sheegay in muhiim ay tahay in laga wada shaqeeyo nabad gelyada wadooyinka.

Awesy Macalin Yarow taliyah qeybta nabad gelyada wadooyinka gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay xoojin doonaan dowrkooda kaga aadan dhaqan gelinta shuruucda nabad gelyada iyo badqabka gaadiidka.

Cali Gacal Gaabow Agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka iyo Duulista Hawada ayaa siweyn uga hadlay sharciyadan ay tahay in la dhaqan geliyo si loo ilaaliyo badqabka gaadiidka iyo nabad geliyada wadooyinka..

“Haddii aan wada shaqeyn oo boolisku uusan shaqeyn, gobolka uusan shaqeyn,daladda gaadiidka aanay shaqeynin ama ganacsatada gaadiidka, magaari karno minimum standar,waxaa aan rabno marka waxaa waaye in gudiga gaadiidka Xamuulka ah in ay wacyigashan yihiin oo ay shaqeeeyaan,baabuurka Dekedda galaya waa in uu yahay minimum Standar”. Ayuu yiri agaasime Cali Gacal.

Previous Post

Hadal-jeedinta Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Shir Madaxeedka Midowga Afrika

Next Post

Shirka Tubta Amniga Iyo Cadaaladda Oo Looga Hadlay Qaab Dhismeedka Ciidanka Sugaya Amniga Doorashooyinka

Next Post
Shirka Tubta Amniga Iyo Cadaaladda Oo Looga Hadlay Qaab Dhismeedka Ciidanka Sugaya Amniga Doorashooyinka

Shirka Tubta Amniga Iyo Cadaaladda Oo Looga Hadlay Qaab Dhismeedka Ciidanka Sugaya Amniga Doorashooyinka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In