Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah oo Nairobi Heshiis Kula Saxiixatay Bangiga Aduunka”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah oo Nairobi Heshiis Kula Saxiixatay Bangiga Aduunka”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumada Soomaaliya ayaa maanta Bangiga aduunka magaalada Nairobi kula saxiixatay heshiis ay isaga kaashanayaan xog aruurin sahan ah oo lagu ogaanayo heerka nolosha ee dhaqaale iyo mida bulsho oo ay ku noolyihiin shacabka Soomaaliyeed.

Wafdi uu hogaaminayo wasiir ku xigeenka wasaarada qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumada Soomaaliya Prof C/laahi Shiikh Cali (Qaloocow) oo ay ka mid ahaayeen xoghayaha joogtada ah ee wasaarada qorsheynta Cabdi Ciise Diirshe iyo agaasimaha guud ee agaasinka Istaatiistikada Axmed Cilmi Muxumed ayaa sedaxdii maalin ee la soo dhaafay kulamo la lahaa mas’uuliyiinta Bangiga aduunka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiir ku xigeenka wasaarada qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumada Soomaaliya Prof C/laahi Shiikh Cali (Qaloocow) ayaa sheegay in Ahmiyadda heshiiskan ay la saxiixdeen Bangiga aduunka ay tahay in la helo macluumaad rasmi ah si dawladdu go’aan uga qaarto qaabka iyo sida loo fulin karo mashruucyada lagu kobcinaayo dhaqaalaha iyo howlaha lugu xoojinayo kaabayaasha dhaqaalaha ee dalka.

Wasiir ku xigeenka ayaa intaasi ku daray in Sahankan uu hordhac u yahay mid weyn oo dalka oo dhan ay Wasaaraddu sameyn doonto.

Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah C/laahi Shiikh Cali (Qaloocow) ayaa sidoo kale sheegay in wafdiga uu hogaaminayo ay kulan la qaateen Deeqbixiyaasha iyo Hay’daha caalamiga ah,waxaana kulankaasi looga tashanayay sidii Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga looga taageeri lahaa dhinaca xog aruurinta, farsamada xog falaqeynta iyo soo saarista xogaha ku saleysan cilmi baaris rasmi ah.

IMAG1378 IMAG1382 IMAG1387 IMAG1389 IMAG1392

Previous Post

Shir Looga Hadlay Horumarinta Maamul Goboleedyada Iyo Maareynta Deeqaha Soomaaliya La Siiyo Oo Muqdisho Lagu Qabtay “Sawirro”

Next Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In