Wednesday, August 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradaha Kalluumeysiga iyo Gaadiidka badda oo xusay maalinta Caalamiga ah ee Baddaha Adduunka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradaha Kalluumeysiga iyo Gaadiidka badda oo xusay maalinta Caalamiga ah ee Baddaha Adduunka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadda lagu xusayay maalinta Badaha Adduunka oo ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen Wasaaraddaha Kheyraadka Badda iyo Gaadiidka badda ayaa waxaa ka qeybgalay ururada iskaashatooyinka, Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Soomaaliya iyoย  masโ€™uuliyiin ka socotay xafiiska Raโ€™isul Wasaaraha dalka.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Soomaaliya Mudane Maxamuud Sheekh Cabdullaahi ayaa sheegay in xuska maalinta badaha Adduunka ay muhiimad gaar ah u leedahay shacabka Soomaaliyeed, isagoo ku baaqay in si wada jir ah looga faaโ€™iideysto kheyraadka badda ku jiro, maadaama Soomaaliya ay leedahay xeebta ugu dheer Qaaradda Afrika.

Taliyaha Ciidanka booliiska ee Ilaalada Xeebaha dalka Gaashaanle dhexe Maxamed Sheekh Cabdiwahaab ayaa bulshada Soomaaliyeed u sheegay in qof walba ay masโ€™uuliyad ka saarantahay ilaalinta Nadaafadda Badda.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Soomaaliya Mudane Mahad Maxamed Xasan ayaa dhankiisa tilmaamay in loo baahanyahay in la wada fahmo kheyraadka ku jira badda iyo sida looga faaโ€™iideysan karo, ayna diyaar u yihiin dhiiri gelinta kalluumeysata dalka.

Wasiirka Wasaaradda Kallkuumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Bidhaan Warsame oo soo xiray munaasabadda lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee Badaha Adduunka, isla markaana si gaar ah ula hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in uu meel gabagabo ah marayo sharciga looga hortagayo kalluumeysiga sharci darrada ah, mustaqbalka dhawna gudaha dalka lagu maxkamadeyn doono ciddii sharciga jebisa .

Previous Post

Wasiiru-dowlaha Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha oo qaabilay wafdi ka socday Boqortooyada Sacuudiga โ€œSAWIRROโ€

Next Post

Madaxweyne ku xigeenka dalka Maraykanka Kamala Harris oo la kulmaaysa Madaxweyanaha dalka Mexico

Next Post
Madaxweyne ku xigeenka dalka Maraykanka Kamala Harris oo la kulmaaysa Madaxweyanaha dalka Mexico

Madaxweyne ku xigeenka dalka Maraykanka Kamala Harris oo la kulmaaysa Madaxweyanaha dalka Mexico

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

August 18, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Somalia Receives Copies of Credentials from Four New Ambassadors

August 18, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In