Wasaaradda Amniga Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay Howlgalo Maleeshiyaadka Nabad diidka ah ee Al shabaab looga saari doono Gobolada Baay ,Bakool iyo shabeelaha Hoose.
Wasiirka Amniga Xasan Xuseen Maxamed Eelaay oo lahadal radio muqdisho ayaa sheegay in ay socadan Hawlgaladasi lagaga sifaynayo Al Shabaab gooba ah fara kutiriska ay ka joogan Gobolaada Baay ,Bakool iyo Shabeelada Hoose .
Halkaan ka DHageyso Codka Wasiirka