Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Amniga oo faah faahin ka bixisay Qarax ka dhacay Wadajir

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Amniga oo faah faahin ka bixisay Qarax ka dhacay Wadajir
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay Qaraxa ka dhacay degmada Wadajir ee gobalka Banaadir, oo kooxaha Argagixisada ah ay ku laayeen dadka Rayidka ah.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Axmed Maxamuud Maxamed (Sayid Carab) ayaa sheegay in 10-ruux ay ku geeriyoodeen Qaraxa sidoo kalena ay ku dhaawacmeen ilaa iyo Sagaal qof oo kale oo shacab u badan.

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026

Axmed Maxamuud Maxamed ayaa sheegay in kooxaha Argagixisada ah ay mar waliba bartimaameedsanayaan Dadka rayid ah, wuxuuna sheegay taas inay muujinayso inaysan u socon Madaxda iyo Saraakiisha dowladda.

Qaraxaan ayaa loo adeegsaday aari laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa kaas oo lagu qarxiyay Xarunta degmada.

Ciidamada Ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa haatan wada howlgalo balaaran oo lagu adkaynayo ammaanka caasimadda, waxayna fashiliyeen isku dayo badan oo Al-Shabaab ay ku doonayeen inay ku dhibaateen shacabka.

Previous Post

Deg deg: Qarax ka dhacay Muqdisho

Next Post

RW Khayre oo si kulul u cambaareeyey falkii argagaxisada ee degmada Wadajir

Next Post
Ra’iisul wasaare Kheyre oo caawa booqdey dhaawacyada Qaraxii Muqdisho ka dhacay

RW Khayre oo si kulul u cambaareeyey falkii argagaxisada ee degmada Wadajir

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
0

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In