Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda amniga oo ka hadashay qaraxyo dheemish ah oo lagu qal qal gelinayo amaanka (War-saxafadeed)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muqdisho: 26-Feb-2015, kadib Baaris horudhaca oo ay sameeyeen Hay’adaha Amaanka Dalka ayaa waxa lagu ogaaday Qaraxyo u badan Dheemish ama Been abuur ah oo Cadowga ay doonayeen in ay Bulshada Soomaaliyeed ku Qalqal galiyaan.

Wasiirka Amniga Gudaha mudane C/risaaq Cumar Maxamed ayaa Amar ku bixiyay in Hayadaha Amniga Dalka ay qaadaan Taalaabooyin lagu xaqiijinayo in arintan oo kale aysan dhicin, isagoona sidoo kale Amray in si dagdaga gacanta loogu soo dhigo kuwii ka dambeeyay

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ujeedada kooxda Nabad diidka ayaa ah kaliya iney Fariin qaldan diraan

taasoo ay ku baneysanayaan dhiiga dadka Soomaaliyeed, iyagoo tabartooda ku soo uruurtay iney Qaraxyo Been abuur ah Sameeyaan.

Ciidamada Amniga ayaa xaqiijiyay ineysan jirin cid ay waxyeelo kasoo gaartay Qaraxyadaas Dheemiska u badnaa, dhanka kalna  aysan jirin wax saameyn ah oo ay ku yeesheen isu socodka gaadiidka iyo dadweynaha.

 

Previous Post

Tartan kubadda Koleyga ah oo lagu qabtay Gaalkacyo (Sawirro)

Next Post

La heystayaal udhashay Dalka Thailand oo maanta laga dhoofiyay Galkacyo “Sawiro”

Next Post
La heystayaal udhashay Dalka Thailand oo maanta laga dhoofiyay Galkacyo “Sawiro”

La heystayaal udhashay Dalka Thailand oo maanta laga dhoofiyay Galkacyo "Sawiro”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In